Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta XULASHADA TODOBAADKA

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Fariin U Diray Guddida Doorashada, Lana Hadlay Taageerayaasha Xisbiga Waddani (Video)

Musharax Cabdirahmaan  Cirrro” Anniga iyo gudd. xisbiga Wadani  waxaan laba jeer u tegnay guddiga doorashada, qoraalna waanu u gudbinay sixitaan, in lanala hubiyo, lanoo tiriyo

Continue Reading »

XULASHADA TODOBAADKA Archives

Doorashadii Somaliland Iyo qurbajoogta SSC (Video)
- Nov 14, 2017

SOMALILAND OO KU DHAWAAQDAY IN ADEEGA INTERNETKA HAWADA LAGA SAARAYO (VIDEO)
- Nov 11, 2017

Faaqidaadda: Dilalka wiilashada Soomaalida Canada
- Nov 10, 2017
Barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kulan dadweyne oo idaacadda VOA ku qabatay magaalada Toronto ee dalka Canada. Kulankan ayaa waxaa hal ku dhig looga dhigay “Maxaa wiilasheenii ...
Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland Ee Goboladda Sool Sanaag iyo Cayn (Video)
- Nov 7, 2017

Doodda VOA ee Toronto. “Maxaan u Weynay Wiilasheena? (Daawo)
- Nov 7, 2017

Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha Ka ah(War-murtiyeed)
- Nov 7, 2017
Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017, ...
Axmed Siilaanyo oo Cadhadii (Caydhsigii Muuse Biixi) ee Laascaanood kula dhacay Kalsan TV (Video)
- Nov 4, 2017
Xukuumada Somaliland oo ruqsadii kala noqotay KalsanTV iyo  masuuliyiinta Kalsan oo Jawaab ka bixiyay. [youtube]https://youtu.be/8ytbdtdsVkQ[/youtube] [youtube]https://youtu.be/d6oHAt9y8eQ[/youtube]
Bar. Faaqidaadda: Caqabadaha Ammaanka Soomaaliya (Dhegeyso)
- Nov 3, 2017
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka ee VOA wuxuu maanta ku saabsan ammaanka iyo nabad galyada Soomaaliya] [audio mp3="http://www.lafweyne.com/wp-content/uploads/2017/11/fbdabbab-cf90-4456-bb65-e839f621ab42_32k.mp3"][/audio]

Next Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up