Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta WARAYSIYADA

Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan ah Al-shabaab-(Video)

Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir Jaraa’id oo ku qabtay Xarunta Madaxtooyadda Puntland wuxuu ku dhawaaqay Dagaal waqti dheer socda oo ka dhan

Continue Reading »

WARAYSIYADA Archives

Qisadii Nabigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (5)
- Jun 1, 2017
Assalamu Calykum  walaalBarnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu nabi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa nabi nabiyada ilaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ...
Xaflad Lagu taageeray Musharaxnimada Gudd. golaha wakiilada Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo lagu qabtay magaalada Hargeysa (Video)
- May 5, 2017

Kulankii Garaadada ee Imaaraadka (Video)
- Apr 22, 2017

Guddiga abaaraha ee degmadda Xuddun oo deeq raashin ah gaadhsiiyey tuulada Jidbaale.(Video)
- Apr 3, 2017
Guddiga abaaraha ee degmadda Xuddun ayaa ka warbixiyey xaalada Abaareed ee ka jirta deegaanka. [youtube]https://youtu.be/7--QHUoLIHc[/youtube]
Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ka hadlay qorshaha Donald Trump ee Soomaaliya(Dhegeyso)
- Mar 6, 2017
Cabdullaahi Cali Ciid oo kamid ah isimada Puntland aqoon durugsana u leh arrimaha ciidamada ayaa waraysi uu siiyey Radiodaljir waxa uu ku gorfaynayaa siyaasadda Donald Trump iyo damiciisa Soomaaliya gaar ...
Xareed Cali: Amaanka Xildhibaanada Maamulka Galmudug Qatar Ayuu Ku Jiraa (Dhegeyso)
- Jan 10, 2017
Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee baarlamaanka maamulka Galmudug mudane Xareed Cali Xareed oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Cadaado ee caasimada KMG ee Galmudug  ayaa sheegay in ay soo gaareen warar ...
Madasha oo go’aan ka soo saartay kuraasta doorashadooda dib loogu noqonayo.
- Dec 27, 2016
War qoraal oo xalay ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xassan Sheekh Max’uud, ayaa lagu amray guddiga doorashada heer federaal in ay dib ugu laabtaan dib u soo doorashada ...
Prof. Cali Khaliif “War qodobka maamul fidinta annagaa geyney markaynu is maamulkari weyney” (Dhegeyso)
- Dec 25, 2016
Prof. Cali Khaliif oo la hadlay  ardayda jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle ayaa sheegay inaysan la dhuumanayn ee cidii haysa cidkale oo ogol inay inala hadasho "haatiy burhaanaka" War Xamar ...

Next Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up