Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qeybta WARARKA

Ciro “Umaan Tanaasulin, Muuse Biixi umaan Tanaasulin Kulmiye, waxaan u Tanaasuley nabada iyo wadjirka Somaliland.” (Video)

Cabdirahmaan Ciro “dalkayga damacayga u burburinmaayo, dadkaygana dhiigoodana u daadin maayo”

WARARKA Archives

Abdirahman Ciro “Doorasho Xor oo Xalaal ahi ma dhicin 13/11/2017.” (Video)
- Nov 20, 2017
Gudd. xisbiga waddani ahna musharax madaxweyne  ayaa ku caawa ku dhawaaqay inay doorashadii madaxtooyadda ee 13/11/2017 ku dhacday  musuqmaasuq  baahsan iyo wax is daba marin ka dhacay sanaaduuqda codbixintii doorashadda. [youtube]https://youtu.be/jgs0os2Gejg[/youtube] Faysal ...
Barnaamij ka hadlaya Musuqmaasuqa & arrimo Kale (Video)
- Nov 20, 2017

Musharax Cabdiraxmaan Cirro oo Fariin U Diray Guddida Doorashada, Lana Hadlay Taageerayaasha Xisbiga Waddani (Video)
- Nov 17, 2017
Musharax Cabdirahmaan  Cirrro" Anniga iyo gudd. xisbiga Wadani  waxaan laba jeer u tegnay guddiga doorashada, qoraalna waanu u gudbinay sixitaan, in lanala hubiyo, lanoo tiriyo Sanaadiikh, gaar ahaan gobolka Maroodi ...
Doorashadii Somaliland Iyo qurbajoogta SSC (Video)
- Nov 14, 2017

SOMALILAND OO KU DHAWAAQDAY IN ADEEGA INTERNETKA HAWADA LAGA SAARAYO (VIDEO)
- Nov 11, 2017

Faaqidaadda: Dilalka wiilashada Soomaalida Canada
- Nov 10, 2017
Barnaamijka faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay kulan dadweyne oo idaacadda VOA ku qabatay magaalada Toronto ee dalka Canada. Kulankan ayaa waxaa hal ku dhig looga dhigay “Maxaa wiilasheenii ...
Baarlamaanka Puntland Oo Go’aan Ka Soo Saaray Doorashada Somaliland Ee Goboladda Sool Sanaag iyo Cayn (Video)
- Nov 7, 2017

Doodda VOA ee Toronto. “Maxaan u Weynay Wiilasheena? (Daawo)
- Nov 7, 2017


« Previous PageNext Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up