Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

WARARKA

U.S. Senator Amy Klobuchar

Senator Klobuchar Statement on the Assassination of Saado Ali

Office of Senator Amy KlobucharThursday, July 24, 2014 WASHINGTON, DC – U.S. Senator Amy Klobuchar today released the following statement on the assassination of Saado

Continue Reading »

Qeybta WARARKA

saado-cali1-300x185

Wareysi: AUN Xildhibaanad Saado Cali Warsame(Saado Qaran) 2009 by Jidbaale.com(Dhegeyso)

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Alle ha u naxariistee waraysi dheer oo Xildhibaan Saado Qaran ay la yeelatay shabakada Jidbaale sannadkii 2009, waraysigan haddaad u

Continue Reading »

WARARKA Archives

images3-150x150 (1)
Boqor Buur madow oo Ka waramay Kulan ay wada yeesheen Cali khaliif (Video)
- Jul 23, 2014
 Boqor Buurmadow " Madaxdii Khaatumo waanu is aragnay, Cali Khaliif waanu la kulanay," Hoos ka Daawo [youtube]http://youtu.be/qwc3t6uvR-4[/youtube]  
BreakingN
Xildhibaan Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho
- Jul 23, 2014
Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa lagu soo waramayaa in kooxo hubeysan ay toogasho ku dileen xilli ay mareysay aga gaarka Taree Biyaano, kuwaasi oo durbadiiba goobta ka ...
xassan (1)
Madaxweyne Xasan: “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha badda Soomaaliya”
- Jul 23, 2014
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray kaldhiga 4-aad ee Baarlmaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo khudbad xarunta golaha shacabka ka ...
Dr-Abdirahman-D-Beileh-e1406046344155
War saxaafadeed ku saabsan Gaza- Wasiirka Arrimaha Dibadda
- Jul 23, 2014
Wasaaradda Arrimaha Dibaddu : Waxa ay si adag u cambaareyneysaa duulaanka lagu qaaday dadka ku nool Gaza ee go’doonsan, iyo beegsashada rayidka aan waxba galabsan , taasoo ah wax ka hor’imaanaya ...
xamar (1)
Five African Countries Designated As Fragile For Business
- Jul 23, 2014
VENTURES AFRICA – A recent list by Washington-based Fund For Peace Fragile State Index has Sudan, South Sudan, Somalia, Democratic Republic of Congo and the Central African Republic top the record ...
delta-israel-flights-072214
Diyaaradaha Maraykanka,Europeanka iyo Canada oo joojiyey duulamaadadii Isreal.
- Jul 23, 2014
Diyaaradada Air Canada Flight AC84 ayaa galabta 6dii maqrinimo ku qoray inay u duusha   Tel Aviv’s Ben Gurion Airport  waase la joojiyey ilaa amar dambe hay'dada duulamaadada u qaabilsan dalka Marayka ...
Blx
Ukrainian militia hand over MH17 flight recorders to Malaysia
- Jul 22, 2014
The Ukrainian militia have handed over to Malaysian experts the black boxes from the Malaysian Boeing-777 airliner that crashed in east Ukraine on July 17. Malaysian experts arrive in E. Ukraine’s ...
Calikhaliif.indhosheel-300x1991
Cali Khaliif Galayr oo soo gaaray deegaanka Bursaalax, maxuu ku qotomaa socdalkiisa?
- Jul 21, 2014
Xildhibaanka ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya,Cali Khaliif Galayr horayna usoo noqday ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa soo gaaray deegaanka Bursaalax ee gobolka Mudug,waxuuna tagi doonna deegaanno kale oo Puntland ka tirsan. Ilo waredyo ...

Next Page »
Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.