Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TAHNIYAD

Tahniyad Meher oo farxad xambaarsan “Siciid Maxamad iyo Xamdi Taabile”

Waxaan halkan  Hambalyo  iyo bogaadin an la soo koobi Karin  uga  diraynaa  Mudane  Siciid Maxamad Cali Faarax  Daan, Siciid  (Daboole)  iyo  Marwadiisa  Xamdi Maxamuud Jamac  Cigaal   (Xamdi Tabile) oo mehekoodu ka dhacay, Magaaladda Kansas city  ee Gobolka Missouri  ee Dalka

Continue Reading »

Qeybta TAHNIYAD

Hambalyo Meher Maxamed Jaamac Ciise Cali iyo Saynab Yaasiin Maxamed Cadde

Warbaahinta Lafweyne.com Waxa ay halkan Hambalyo,Tahniyad iyo Bogaadin uga diraysa lamaanaha kala ah Maxamed jaamac Ciise Cali iyo Saynab Yaasiin Maxamed Cadde oo maanta oo Taariikhdu Tahay

Continue Reading »

TAHNIYAD Archives

Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Oo ka hadlay heshiiskii 1993 iyo Sida Gaalkacyo loo kala degan yahay.(Dhegeyso)
- Dec 8, 2015
Nabadoon Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mid ah waxgaradka gobolka Mudug oo wareysi dheer oo taariikh dhab ah ku qotoma siiyey Radio Daljir, ayaa ka sheekeeyay taariikhda rasmiga ah ee ...
Hambalyo Meher:Cali Cabdi Axmed Ciise & Faadumo Sh.C/rashiid Cabaase oo Meherkoodu ka dhacay degmadda Xuddun ee G/Sool.
- Nov 10, 2015
Waxaa maanta oo  tariikhdu tahay 10/11/2015 ka dhacay degmada Xuddun ee G/ Sool   meherka lamaanaha  kala ah Cali Cabdi  Axmed ciise & Faadumo Sh.C/rashiid Cabaase waxaana halkan tahniyad iyo ...
Muslim Canadians Running in the 2015 Canadian Federal Election
- Aug 11, 2015
Muslim Link is quite excited about the number of Muslim Canadians running in this federal election. There are even Muslims running against each other, Omar Alghabra (Liberal) and Farheen Khan (NDP) ...
Hambalyo Meher:C/Kareen Cali Budhcad & Faadumo Muuse Hayne oo Meherkoodu ka dhacay degmadda Xuddun.
- Jul 2, 2015
Waxaa maanta oo  tariikhdu tahay 02/07/2015 ka dhacday degmada Xuddun ee G/ Sool   meher lamaanaha  Cabdikariin Cali Budhcad & Faadumo Muuse waxaana halkan tahniyad iyo hambalyo uga diraya dadka ...
Tahniyad: Dhalasho farxad leh Wariye Faysal Jaamac Aaden iyo xaaskiisa Saynab Cabdi Warsame oo gabadhi u dhalatay.
- Jun 3, 2015
Warbaahinta Lafweyne.com waxay hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan weriye Faysal Jaamac Aaden  iyo xaaskiisa Saynab Cabdi Warsame oo gabadhi ugu dhalatay degmadda Laascaanood ee gobolka Sool.  Waxaanu leenahay gabadha soo ...
Hambalyo: Dhalasho Farxad leh
- Apr 3, 2015
Waxaanu hambalyo farxad leh u diraynaa  Cabdullahi Sulub Cajab iyo Kaafiya Cabdi Cabdirahman oo wiil  ugu dhashay magaalada  Birmingham, UK., wiilkaasoo  loo bixiyey Hassan Cabdullahi Sulub. Waxaanu  Hassan leenahay soo kor oo soo barbaar, Allah ...
Hambalyo Dhalasho oo Farxadle Mudane Cabdiraxman Muuse Hayne & Marwadiisa Kaltuun Cali Ciise
- Jan 15, 2015
Dhammaan Hawl wadeenada webka Lafweyne.com waxay tahniyad farxadle u dirayaan  Mudane Cabdiraxman Muuse Hayne & Marwadiisa Kaltuun Cali Ciise oo wiil ugu dhashay magaalada Dammaam ee dalka Saudi Arabia 14/02/2015.   Waxaan ...
Hambalyo Hambalyo: Mudane Maxamed Cali Warsame & Marwo Nimco Cabdullaahi Sugule oo AroosKoodu Ka Dhacay magaalada London, UK.
- Nov 22, 2014
Dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee http://lafweyne.com/ waxay Tahniyad iyo Hambalyo halkan uga dirayaan Mudane Maxamed Cali Warsame iyo Marwo Nimco Cabdullahi Sugule  oo meherkoodu ka dhacay magaalada London ee cariga ingiriiska. Waxaan leenahay ...

Next Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up