Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TACSI

Tacsi: Xaji Cabdi Cali Cabdi oo ku geeryoodey magaalada Ottawa.

Reading Time: 1 minutesAlle ha u naxariistee waxaa  June 4, 2017 ku geeryoodey  Ottawa, Canada  marxuum Xaaji Cabdi Cali Cabdi ( Cabdi Baradho ). Waxaan  Alle marxuumka u weydiinaynaa

Continue Reading »

Qeybta TACSI

Tacsi: Daroor Ismaaciil Cabdi oo maanta ku geeryoodey degmadda Xuddun..

Reading Time: 1 minutesInnaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaa maanta ku geeryoodey magaalada Xuddun Alle ha u naxariistee oday Daroor Ismaaciil Cabdi..Waxaan Alle marxuumka u weydiinaynaa dembi

Continue Reading »

TACSI Archives

Tacsi: Marxuum Sheikh Cismaan Yuusuf Cali oo ku geeryoodey magaalada Ceerigaabo
- Feb 9, 2017
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa dhammaan qoyskii iyo qaraabaddii reer Yuusuf Cali Looge geerida ku timi Alle ha u naxariistee Sheikh Cismaan Yuusuf ...
Tacsi: Marxuum Cabdulqaadir Xaaji Cali oo ku geeryoodey magaalada Toronto.
- Oct 3, 2016
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.. Waxaa xalay ku geeryoodey magaalada Toronto  Alle ha u naxariistee Cabdulqaadir Xaaji Cali. Waxaan Alle marxuumka u weydiinaynaa dembi dhaaf iyo Jannatul Fardowza..Qoyskii, eheladii iyo ...
Waxgaradka degmadda Laascaanood oo tacsiyeey geeridii naxdinta lahayd ee Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur (Video)
- Aug 17, 2016
Kulan tacsiyeed oo isugu yimadeen waxradka magaalada Laascaanood ayaa tacsi  loogu diray  Alle ha u naxariistee marxuun Ugaas Cabdilaahi Ciise Nuur waxaa si weyn looga  sheekeeyay taariikhdii Ugaaska. [youtube]https://youtu.be/QG8ulefe9fg[/youtube]  
Tacsi: Farxaan Cismaan Maxamed Cashuuur oo ku geeryoodey magaalada Burco..
- Aug 17, 2016
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun.. Waxaa xalay ku geeryoodey magaalada Burco Alle ha u naxariistee Farxaan Cismaan Maxamed Cashuur. Waxaan Alle marxuumka u weydiinaynaa dembi dhaaf iyo Jannatul Fardowza..Qoyskii, eheladii ...
Puntland oo ka Tacsiyeysey Geeridii ku timi Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur-(Dhegayso)
- Aug 17, 2016
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa si wada jir ah ...
Geeri Naxdinleh: Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur oo ku geeryoodey dalka Turkiga.
- Aug 17, 2016
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun: Alle Ha U Naxariistee waxaa saaka ku geeryoodey magaalada Istanbul,Turkey marxuum Ugaas Caddullahi Ciise Nuur. Waxaan Alle Ugaaska uga baryeynaa Jannatul Fardowsa. Ubadkii, eheladii, qaraabadii, ...
Boqor Cabdullahi Axmed Cali (Gargooye) oo ka tacsiyey geeridii Garaad Abshir Saalax Maxamed (Dhegeyso)
- Jul 2, 2016
Allaha ha u naxariistee Garaad Abshir Garaad Saalax Maxamed oo ka mid ah issimada sida wayn looga yaqaano Soomaaliya gaar ahaana Puntland ayaa ku geeriyooday magaalada Stocholm ee dalka Sweden. Garaad ...
Tacsi: Axmed Hagar Dirir oo ku geeryoodey magaalada Laascaanood.
- Jun 27, 2016
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Alle haw naxariistee maanta ku geeryoodey magaalada Laascaanood marxuum Axmed Hagar Dirir. Marxuumka waxaan Illaahay uga baryeynaa inuu dembigiisa dhaafo, naxariistiisa Jannana ka waraabiyo  ...

Next Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up