Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MAQAALLO

MAQAAL: Puntland: Xukuumad Xil-Gudan-Waa Ah iyo Baarlammaan Dantiis Gute Ah

Waxay ahayd dhawaan markii aqalka wakiillada dowladda Puntland oo dadku ku xaman jireen inuu hurdo dheer ka galay howlihii uu bulshada wakiilka uga ahaa uu

Continue Reading »

Qeybta MAQAALLO

Ogaysiis ,Ogayiis,waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadaha Qurba joogta Beelweyneta Bihidarays  inay ka soo qayb galaan Shir Tellconference ah oo dhici doona Maalinta  sabtida? dunida dacaladeeda

Ogaysiis ,Ogayiis,waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyadaha Qurba joogta Beesha  Bihidarays inay ka soo qayb galaan Shir Tellconference ah oo dhici doona Maalinta   Sabtida  ee

Continue Reading »

MAQAALLO Archives

Qisooyinka Quraanka – Midaynta (Q5aad)~ Sheikh Ali (Video)
- Jun 11, 2016

Baashe Cali Jaamac oo lagusoo dhaweeye Laascaanood {Video}
- Apr 16, 2016
            Baashe Cali Jaamac ayaa ahaa wasiradii   maamulka koxda khatumo ee cali khaalifu u xilsaaray  wada  hadalada  mamulka somaliland,,, markuu burburay  mamulkii  khaatumo ee  bashane uu u digo rogtay  mamulka ...
XAG-JIRNIMADA W/Q: Saadiq Eenow
- Mar 23, 2016
Xag-jirnimada (Extrimism) waa aragti mayal-adag oo qof ama koox ay qaataan, taas oo lagu taageerayo hadaf u muuqda oo la saxsan. Isla-markaas aragtidu ma oggola in wax wada-hadal ah ama ...
Danaysiga Siyaasiga Iyo Hagardaamada shacabka SSC. W/Q: Ibraahim Daaci Sool
- Jan 21, 2016
Aniga oo aan doonayn in aan dad ama shaqsiyaad gaar ah wax ka sheego hadanaa waxaan Rabaa In aan si guud u dul maraa xaalada Deegaanka SSC. 1991 Markii ay burburtay ...
Qaabka Loo Qoro Wararka, Faallooyinka Iyo Ra’yiga. W/Q: Maxamed Cali
- Dec 27, 2015
“Internet-ka waxaad beryahan ku arkeysaa qoraalo, faallooyin iyo warar ay adag tahay in la fahmo, sababtoo ah waxaa khaldan qaabka, naxwaha iyo higgaadda lagu qoray, taas oo mar-mar aad ka ...
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo xalay Jaaliyadaha Puntland kula shiray London
- Dec 15, 2015
Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa xalay xaflad weyn loogu sameeyey Magaalada London ee dalka Ingiriiska, taas oo uu kala shirayey Jaaliyadaha Puntland. Xafladan ayaa si aad ...
BAAQ: JAALIDAHA QURBO JOOGTA BEESHA UGAADHYAHAN SIYAAD
- Nov 4, 2015
          JAALIDAHA QURBO JOOGTA BEESHA UGAADHYAHAN SIYAAD kadib markaaan ka arinsanay xaalada Deegaamada SSC oo siyaaso iyo u jeedooyin macnahoodu ku soo ururayo kalagayta iyo iska horkeenka dad ka walaalah ah ee ...
Qaran Doon Mise Qiil Doon .W/Q: Eng. Abdirashid Abdi Daad (Ciiltire)
- Oct 17, 2015
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee naxariis oo dhan iska leh   Waayadaan danbe, waxaa aad usoo badanaya kooxo kala duduwan, oo koox kastaa ay wadato cinwaan macnihiisu yahay Qaran Doon... Waxaa ...

Next Page »
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up