Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Eng. Camey oo beeniyey in khilaaf ka dhex jiro isaga iyo madaxweyne Gaas

Reading Time: 1

Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdillaahi Cumar Camey oo fasax ku jooga dalka Zambi ayaa beeniyey in wax khilaaf ah ka dhex jiro hay’adaha dawlada Puntland siiba isaga iyo madaxweyne Gaas wuxuuna ku tilmaamay war aan sal iyo raad lahayn wararka sheegaaya in khilaaf ka dhex aloosan yahay madaxda ugu saraysa Puntland.

Eng Camey oo ka hadlay shirka Kismaayo wuxuu codsaday in la cadeeyo anjandihiisa, walow uu ifafaalo wanaagsan ka muujiyey qoraalo ku saabsan shirka oo uu sheegay inuu akhristay, wuxuu tilmaamay inuu noqon doono qofka ugu horeeya ee soo dhaweeya hadii wax Soomaalida u dana uu kasoo baxo shirkaas.

Hadal uu madaxweyne ku-xigeenka Puntland ka jeediyey magaalada Garowe xili uu ka dhoofaayey oo uu ku dhaliilay shirka Kismaayo ayaa dhaliyey shaki ku aadan in khilaaf ka dhex jiro madaxda ugu saraysa Puntland.

Qaar kamida warbaahinta Soomaalida ayaa baahiyey inuu jiro khilaaf muuqda oo u dhaxeeya Camey iyo Gaas, walow uusan jirin wax khilaaf siyaasadeeda oo laga dareemaayo gudaha Puntland.

Puntlandpost.

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Ismaciil Gamadiid Oo Ka Hadlay Xaalada Degaanada SSC (Video)
- Oct 30, 2017

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur oo Garoowe si weyn loogu soo dhoweeyey (Video)
- Oct 30, 2017

Wasiirkii Warfaafinta ee Cali Khaliif~ Ahmed Xaaji Cali oo Iscasilay (Video)
- Oct 29, 2017
Gacan yarihii Cali Khaliif  ee arimaha warfaafinta  - Axmed Xaaji Cali ayaa iska casiley ...
Gogoshii Nabada ee Jiidali & Qodobo laga soo saaray (Video)
- Oct 28, 2017

Odayaasha degmadda Kalabaydh oo taageeray heshiiska Cali Khaliif iyo Siilaanyo ee shirkii Caynaba (Video)
- Oct 28, 2017

Faaqidaadda: Doorashadii Kenya ka dhacday shalay
- Oct 27, 2017
Dalka Kenya waxaa shalay mar kale ka dhacay doorasho ku celis ahayd, kadib markii ...
Taliyihii Cali Khaliif -Curi Adan Geele oo Iscasilay (Video)
- Oct 27, 2017

Dagaalkii Maanta ee Xafladdii Cali Khaliif ee Buuhoodle ka dhacay (Video)
- Oct 24, 2017

Waxgaradka Buuhoodle oo Ka Horyimid Heshiiskii Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif (Video)
- Oct 23, 2017

Garaad Cabdirizaaq Garaad Soofe ” Cali Khaliif shirka Caynaba cidna kuma metelo.” (Dhegeyso)
- Oct 22, 2017
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimadda deegaanada SSC ayaa BBC-da u ...
Dood ku saabsan qaraxii Muqdishu ee Oct. 14, 2017. (Video)
- Oct 22, 2017

Shacabka Buuhoodle oo ka Horyimi Heshiiskii Siilaanyo & Cali Khaliif (Vidoe)
- Oct 22, 2017

Prof. Galaydh “Somaliland haddaanay Puntland naga celin heshiiska aamini mayno. ” (Video)
- Oct 21, 2017
Cali Khaliif oo ku muusanaabay Puntland baan nagu duulaana, ee gacan nasiiya. War walaahay ...
Faysal Cali Waraabe “Dantii aynu lahayn maantaynu gaadhney.”(Video)
- Oct 21, 2017
Faysal Khaatumo waxay tidhi Sool annagaa leh, siiya baanu idhi Cayn annagaa leh, siiya ...
Dooda Musharixiinta Somaliland (Daawo)
- Oct 20, 2017
Saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxweynaha maamulka iskiis isu magacaabey ee Somaliland oo ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up