Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dhaxalka Siilaanyo ka tegayo ” 7 Tuulo oo SSC ah oo loo magaaleeyo beeshiisa laguna magacaabo degmooyin.”

Reading Time: 1

Dhowr goor ayaynu ka maqalay Cali Khaliif Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) dhaxal buu uga tegayaa goboladan, waxaana dadku is weydiinayey dhaxalkaasi waxa uu noqon doono. Waxaa hadda soo baxayo in Siilaanyo magacaadi doono wax ugu yeedhay degmooyin oo ilaa 7 tuulo ah oo kamida carro Dhulbahante kuwaas00 loo magaalaynayo Beeshiisa: Hoos ka akhriso tii ugu horeysey:

__

WAR-SAXAAFADEED:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu caawa wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-5053/102017 uu ku magacaabay laba degmo oo kala ah, Nasiye iyo bohol. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu istiqaaladii ka diiday gudoomiyihii gobolka Hawd.

Madaxweynuhu:-

 Markuu Arkay:                    Qodobka 90aad iyo Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

 Markuu Arkay:                    Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-beddelidda Qaab-dhismeedka Dalka;

Markuu Tixgeliyey:            Codsiyada ka yimid Madax-dhaqameedyada, Waxgaradka, Culimada iyo Odayaasha Deegaanka;

Markuu Tixgeliyey:            Baahida loo qabo in Degmooyinka Nasiye iyo Bohol loo magacaabo Degmooyin cusub;

Markuu Dhegeystay:         Soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha;

 Wuxuu go’aansaday;

  1. In uu Nasiye u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Togdheer.
  2. In uu Bohol u magacaabo Degmo, taasi oo ka tirsanaan doonta Gobolka Sool.

Ujeeddo:       Diidmo Iscasilaad

Ku:      Mudane, Ibraahim Xaaji Cali Xasan,

Guddoomiyaha Gobolka Hawd

Balligubadle

Mudane Guddoomiye,

Anigoo tix-raacaya go’aankaaga aad warbaahinta ku baahisay oo ku saabsan  istiqaaladda Xilka Guddoomiyaha Gobolka Hawd ee aad iska-casishay.

Haddaba Guddoomiye, ugu horreyn waxaan aad kuugu mahadinayaa xilkasnimada aad muujisay muddadii xilka Guddoomiyaha Gobolka Hawd aad haysay. Sidaa darteed, waxaan kula socodsiinayaa in aan kaa diiday istiqaalada aad  xilka Guddoomiyaha Gobolka Hawd.

Waxaan kuu rajaynayaa in aad si hufan u gudato waajibaadka Qaran ee laguu xil saaray, isla markaana aad si laban-laabto dedaalka iyo doorka weyn ee aad ka qabatay Gobolka Hawd ee Jamhuuriyadda Somaliland.

ALLAA MAHAD LEH

http://www.wajaalenews.net/?p=61944

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


You must be logged in to post a comment.

Fasting the Day of “Ashura”
- Sep 30, 2017
September 29, 2017 BY: AELFWINE MISCHLER ‘Ashura’ commemorates the day that Allah saved the Children of Israel ...
Waraysi: Madaxweyne Gaas oo hadlay Khilaafka Carabta, Go’aaka P/Land, Faragelinta DFS ee Galmudug & Qalbi-dhagax
- Sep 30, 2017

Faaqidaadda: Federaal Maku Habboon yahay Soomaaliya?
- Sep 30, 2017
Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha federaalka iyo maamul goboleedyada Soomaaliya. ...
Beesha Warsangeli oo ku dhawaaqday urur ama Jabhad Sool Sanaag & Bari (SSB)
- Sep 28, 2017
Beesha Warsangeli oo sheegtay inay magacaabeen urur la yidhaahdo SSB, ururkan ayaa la sheegay ...
Tacsi ku Socota Qoyska reer Maxamed Talyanle
- Sep 28, 2017
INNAA ILLAAHI WA INNA ILLAAHI RAAJICUUN Abdirahman Mohamed Mohamoud(Talyanle) oo xalay saqdii dhexe ku geeriyooday dalka ...
Tacsi: Cabdirahmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ku geeryoodey dalka India.
- Sep 27, 2017
Alle ha u naxariistee waxaa dalka India ku geeryoodey Cabdirahmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) xalay ...
Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf
- Sep 26, 2017
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta kulan ku yeeshay magaaladda Cadaado ee ...
Gudd. Macow ” Cali Khaliif cidna xil uma hayo cidna ma magacaabi karo.” (Video)
- Sep 25, 2017
Macow Ahmed Cali gudoomiyey kuxigeenka golaha deegaan Buuhoodle oo Prof. Cali Khaliif eedeeyey kana ...
CAIR Community Advisory: What You Should Know About Muslim Ban 3.0
- Sep 25, 2017
Dear Community Members, Muslim Ban 3.0 (“MB-3”) was signed yesterday. We are reviewing it to see ...
Faysal Cali Waraabe oo ku xigeen u magacoday Axmed Cabdi Muuse (Video)
- Sep 23, 2017

Kenya Foreign Minister Amina Chawahir Mohamed Speech to UN General Assembly Sept 22,2017
- Sep 23, 2017
Amina Mohamed, Foreign Minister of Kenya, addresses the general debate of the 72nd Session ...
Somalia: PM Hassan Ali Khayre Speech at UNGA United Nations
- Sep 23, 2017

Gudd. Cabdifataax Cali Cawil ” Wiixii ku dhaca isagaa isu geystey.” (Video)
- Sep 23, 2017
Gudd. degmadda Buuhoodle Cabdifataax Cali Cawil oo waraysi gaar ah siinayay tv-ga SBSayaa ka ...
Doodii Jimcaha Maanta Ee BBC_ Somalia Doorashada Ku Celiska Ah Ee Kenya (Dhegeyso)
- Sep 22, 2017

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaaadka (Dhegeyso)
- Sep 22, 2017
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa, saameynta colaadda calalka Khaliijka iyo ciyaasadda Soomaaliya.
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up