Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Ma Cali Khaliif baan Dhulbahante baran mise Dhulbahantaan Cali baran?

Reading Time: 1

Ma Cali Khaliif baan  Dhulbahante baran mise Dhulbahantaan Cali baran?  ilaa laga soo bilaa shirkii Taleex ee 2012 Dr. Cali Khaliif maalinba war hor leh ayuu u sheegayey, bal hadda  weedhahan xusuuso:-

  • Anigu waxba dooni maayo oday hawl gab baan ahay ee idinkaan wax idiin qabanayaa (Shirkii Taleex 2012)
  • Gudd. barlamaanka baan idiin gelayaa si aan dantiina iyo tan midnimadda Soomaaliyeedba u ilaaliyo
  • Somaliland innama soo weerari karto Sateliteka ayaa qabanaya, innaguna yeynaan dagaalamin si aan la inoogu shaambadayn qaswadayaal (Markii laga baansanayey Taleex, Saaxdheer iyo Balicad.
  • Hargeysa waxaan u hunguroono oo na qanciyaa ma yaalaan
  • Ahmed Siilaanyo wuxuu rabaa inuu dadkan dhaxal uga tago
  • Xamar waxba nooma yaalaan, maanta laga bilaabana dantayadaanu ka roocanaynaa
  • Dadkani horumar iyo nabad bay u baahan yihiin (Hargeysa)
  • Lacagta Hargeysa (Caynaba) waa xalaal tan Garoowena (Tukaq) waa xaraan.
  • Iternational Communitiga baa inna wadahadalsiinaysa Somaliland iyo innaga (Khaatumo)
  • Dawlada Ingiriiska & midowga Europe baa Somaliland ku tidhi ” doorashada dib ha u dhigina, Khaatumona la heshiiya (2 goor)
  • Xoghaya Qaramaddda Midoobey (UN Secretary-General Antonio Guterres) baa ku yidhi Somaliland la heshiiya Khaatumo! IWM.

Markaad waxaas oodhan  aragtid oo weli dad Cali khaliif dhegaha u lulayaan, waxaad is leedahay Cali Dhulbahante uu bartaye, Dhulbahante ayaan weli baran!  Prof. Cali Khaliif & waxyaalaha ugu yaabka badan ee uu u sheego kooxdiisa hoos ka daawo:

YouTube Preview Image YouTube Preview Image YouTube Preview Image

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Fasting the Day of “Ashura”
- Sep 30, 2017
September 29, 2017 BY: AELFWINE MISCHLER ‘Ashura’ commemorates the day that Allah saved the Children of Israel ...
Waraysi: Madaxweyne Gaas oo hadlay Khilaafka Carabta, Go’aaka P/Land, Faragelinta DFS ee Galmudug & Qalbi-dhagax
- Sep 30, 2017

Faaqidaadda: Federaal Maku Habboon yahay Soomaaliya?
- Sep 30, 2017
Barnaamijka faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay arrimaha federaalka iyo maamul goboleedyada Soomaaliya. ...
Beesha Warsangeli oo ku dhawaaqday urur ama Jabhad Sool Sanaag & Bari (SSB)
- Sep 28, 2017
Beesha Warsangeli oo sheegtay inay magacaabeen urur la yidhaahdo SSB, ururkan ayaa la sheegay ...
Tacsi ku Socota Qoyska reer Maxamed Talyanle
- Sep 28, 2017
INNAA ILLAAHI WA INNA ILLAAHI RAAJICUUN Abdirahman Mohamed Mohamoud(Talyanle) oo xalay saqdii dhexe ku geeriyooday dalka ...
Tacsi: Cabdirahmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) oo ku geeryoodey dalka India.
- Sep 27, 2017
Alle ha u naxariistee waxaa dalka India ku geeryoodey Cabdirahmaan Maxamed Maxamuud (Talyanle) xalay ...
Baarlamaanka Galmudug oo sheegay in ay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf
- Sep 26, 2017
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta kulan ku yeeshay magaaladda Cadaado ee ...
Gudd. Macow ” Cali Khaliif cidna xil uma hayo cidna ma magacaabi karo.” (Video)
- Sep 25, 2017
Macow Ahmed Cali gudoomiyey kuxigeenka golaha deegaan Buuhoodle oo Prof. Cali Khaliif eedeeyey kana ...
CAIR Community Advisory: What You Should Know About Muslim Ban 3.0
- Sep 25, 2017
Dear Community Members, Muslim Ban 3.0 (“MB-3”) was signed yesterday. We are reviewing it to see ...
Faysal Cali Waraabe oo ku xigeen u magacoday Axmed Cabdi Muuse (Video)
- Sep 23, 2017

Kenya Foreign Minister Amina Chawahir Mohamed Speech to UN General Assembly Sept 22,2017
- Sep 23, 2017
Amina Mohamed, Foreign Minister of Kenya, addresses the general debate of the 72nd Session ...
Somalia: PM Hassan Ali Khayre Speech at UNGA United Nations
- Sep 23, 2017

Gudd. Cabdifataax Cali Cawil ” Wiixii ku dhaca isagaa isu geystey.” (Video)
- Sep 23, 2017
Gudd. degmadda Buuhoodle Cabdifataax Cali Cawil oo waraysi gaar ah siinayay tv-ga SBSayaa ka ...
Doodii Jimcaha Maanta Ee BBC_ Somalia Doorashada Ku Celiska Ah Ee Kenya (Dhegeyso)
- Sep 22, 2017

Barnaamijka Faaqidaadda Todobaaadka (Dhegeyso)
- Sep 22, 2017
Barnaamijka Faaqidaadda Todobaadka waxaan ku eegeynaa, saameynta colaadda calalka Khaliijka iyo ciyaasadda Soomaaliya.
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up