Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Wasiirka Howlaha Guud ee Puntland oo u Jawaabay Xildhibaan Faroole (Video)

Reading Time: 1

Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland C/rashiid Maxamed xirsi oo ka mid ahaa golihii wasiiradda ee barlamaanka Puntland xasaanadu kala laabtay ayaa sheegay in masaaliixda shacabka darteed dib loo furi doono dastuurka dowladda Puntland

wuxuu sheegay in 50 jeer ka badan dib loogu furay dastuurka, iyadoo la fiirinayo masaaliixda dalka,waxaana uu sheegay inuu ka mid ahaa dadkii dib u furay dastuurka,  wuxuuna sheegay in dastuurku ahayn aayad quraan ah oo ilaahay soo dejiyay oo waxba laga bedelin karin.

“dastuurku waa heshiis bulsho, maalintii Puntland la asaasayay iyo maalin dhow intii ka dhaxaysay dadkii furayay ama xiraayay ayan ka mid ahaa, aayad quraan ah oo munasal ah ma aha, waxaan oran karaa in ka badan 50 jeer ayaa masaalixda dalka loo furay” ayuu yiri, wuxuuna sii raaciyay

“dastuurka waa la furayaa , baahidiina ma dhamaan, waana la sii wadayaa furitaankiisa , hadba dantu meeshay gasho ayaa dadka iska leh kaga faa’iidaysanayaa” ayuu yiri

Wuxuu ka hadlay eedaymo uu u soo jeediyay madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo hadda ah xildhibaan ka tirsan aqalka sare oo sheegay in wasiirku ka beensheegay dastuurka Puntland oo sheegay in la furay oo wax laga bedelay.

“ ma jeclayn cabdiraxmaan oo saaxiibkay ah in aan hadal iswaydaarsi, gacantaan u taagay furitaankiisi (dastuurka) ilaahay waa ogyahay, aniguna waa ogahay , dadkuna waa , haddii masaaliixdu ummadu gasho qodob ayaa lagu furaa, labo ayaa la furaa, hal mid oo aayad ah oo meesha ku yaal ma jiraan” ayuu sii raaciyay.

Caasimadda Garoowe waxaa ka socda shir ay ka qaybgalayaan qaar ka tirsan isimadda puntland kaasi oo looga hadlayay tabashadda beesha Leelkase ee saami-qaybsiga kuraasta gollaha wakiiladda Puntland oo tiradiisu tahay 66 xildhibaan, waxaana ka mid ah siyaasiyiinta u ololaynaya arritaasi Wasiirka Howlgalaha ee Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi.

YouTube Preview Image

-HM

 

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Ismaciil Gamadiid Oo Ka Hadlay Xaalada Degaanada SSC (Video)
- Oct 30, 2017

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur oo Garoowe si weyn loogu soo dhoweeyey (Video)
- Oct 30, 2017

Wasiirkii Warfaafinta ee Cali Khaliif~ Ahmed Xaaji Cali oo Iscasilay (Video)
- Oct 29, 2017
Gacan yarihii Cali Khaliif  ee arimaha warfaafinta  - Axmed Xaaji Cali ayaa iska casiley ...
Gogoshii Nabada ee Jiidali & Qodobo laga soo saaray (Video)
- Oct 28, 2017

Odayaasha degmadda Kalabaydh oo taageeray heshiiska Cali Khaliif iyo Siilaanyo ee shirkii Caynaba (Video)
- Oct 28, 2017

Faaqidaadda: Doorashadii Kenya ka dhacday shalay
- Oct 27, 2017
Dalka Kenya waxaa shalay mar kale ka dhacay doorasho ku celis ahayd, kadib markii ...
Taliyihii Cali Khaliif -Curi Adan Geele oo Iscasilay (Video)
- Oct 27, 2017

Dagaalkii Maanta ee Xafladdii Cali Khaliif ee Buuhoodle ka dhacay (Video)
- Oct 24, 2017

Waxgaradka Buuhoodle oo Ka Horyimid Heshiiskii Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif (Video)
- Oct 23, 2017

Garaad Cabdirizaaq Garaad Soofe ” Cali Khaliif shirka Caynaba cidna kuma metelo.” (Dhegeyso)
- Oct 22, 2017
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimadda deegaanada SSC ayaa BBC-da u ...
Dood ku saabsan qaraxii Muqdishu ee Oct. 14, 2017. (Video)
- Oct 22, 2017

Shacabka Buuhoodle oo ka Horyimi Heshiiskii Siilaanyo & Cali Khaliif (Vidoe)
- Oct 22, 2017

Prof. Galaydh “Somaliland haddaanay Puntland naga celin heshiiska aamini mayno. ” (Video)
- Oct 21, 2017
Cali Khaliif oo ku muusanaabay Puntland baan nagu duulaana, ee gacan nasiiya. War walaahay ...
Faysal Cali Waraabe “Dantii aynu lahayn maantaynu gaadhney.”(Video)
- Oct 21, 2017
Faysal Khaatumo waxay tidhi Sool annagaa leh, siiya baanu idhi Cayn annagaa leh, siiya ...
Dooda Musharixiinta Somaliland (Daawo)
- Oct 20, 2017
Saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxweynaha maamulka iskiis isu magacaabey ee Somaliland oo ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up