Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Raggii burburka iyo tafararuqa maanta yaalla SSC horseeday talo marti ma looga noqon karaa?

Reading Time: 1

Indhasheel ma shan sannadood iyo burbur, barokicin iyo baaba farabadan dabadeed ayuu miyirsaday? Ma gidaarkii buu soo taabtay? Ma qorshe kalaa isu sawiray? Mise waa qalbi lakac cusub.

Indhasheel & Galaydh oo ka qayb galay Caleemasaarkii Boqor Burhan, (Sawir Hore)

Maanta wuxuu sheegay in loo baahan yahay in dad kala afkaar duwan oo degaannada SSC kasoo jeedaa isu yimaaddaan oo cid waliba soo bandhigtaa afkaarteeda si xor ah. Fikirkani waa fikirkii lagu kari waayey 5 sano ka hor ee la lahaa “cidna loo jiijin maayo”. Haddaba intii dadka afduubtay ee keligeed talada qarqooratay miyaanay gar ahayn in lagala xisaabtamo wixii burur, barokac, iyo baaba ku dhacay dadka SSC. Sidoo kale miyaanay habboonayn inay xishoodaan oo dib u fadhiistaan si dad caafimaad qaba oo aan waxba loo tirinayni ay dadka isugu soo dhoweeyaan. Haddayse xishoon waayaan miyaanay ahayn in la iska xakameeyo?

Indhosheel wuxuu ka hadlay in waajibaadka Khaatumo ahaa “xorayn iyo midayn”. Bal hadda isweydiiya dhammaan degaannada gacanta Somaliland galay laga bilaabo 2012-2017 waxay dhammaantood wareegeen xilliigii Indhasheel sheeganayey inuu Madaxweyne Khaatumo yahay (2012-2014). Kuna darsada khilaafaadka iyo tafaraaruqa reeraha dhexdooda ku dhacay waxay dhammaantood dhaceen ama soo bilaabmeen muddadii Indhasheel wax qasayey.
Waaba yaabka yaabkiise, waayo cidda Indhasheel uu ku eedaynayaa “Xoraynta iyo Midayna” mar haddii dhibkii ugu weynaa dhacay xilligii Indhasheel talada degaanka dusha saartay? Gari Allay taqaannaaye anigu garan maayo degaanno cusub oo gacanta Somaliland galay muddadii Dr. Galaydh la daala dhacayey taladii uu isku saaray togga Eerigo.

YouTube Preview Image

 Maxamuud Ibrahim (Xaaji)

dalmarbilaal@gmail.com

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Ismaciil Gamadiid Oo Ka Hadlay Xaalada Degaanada SSC (Video)
- Oct 30, 2017

Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur oo Garoowe si weyn loogu soo dhoweeyey (Video)
- Oct 30, 2017

Wasiirkii Warfaafinta ee Cali Khaliif~ Ahmed Xaaji Cali oo Iscasilay (Video)
- Oct 29, 2017
Gacan yarihii Cali Khaliif  ee arimaha warfaafinta  - Axmed Xaaji Cali ayaa iska casiley ...
Gogoshii Nabada ee Jiidali & Qodobo laga soo saaray (Video)
- Oct 28, 2017

Odayaasha degmadda Kalabaydh oo taageeray heshiiska Cali Khaliif iyo Siilaanyo ee shirkii Caynaba (Video)
- Oct 28, 2017

Faaqidaadda: Doorashadii Kenya ka dhacday shalay
- Oct 27, 2017
Dalka Kenya waxaa shalay mar kale ka dhacay doorasho ku celis ahayd, kadib markii ...
Taliyihii Cali Khaliif -Curi Adan Geele oo Iscasilay (Video)
- Oct 27, 2017

Dagaalkii Maanta ee Xafladdii Cali Khaliif ee Buuhoodle ka dhacay (Video)
- Oct 24, 2017

Waxgaradka Buuhoodle oo Ka Horyimid Heshiiskii Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif (Video)
- Oct 23, 2017

Garaad Cabdirizaaq Garaad Soofe ” Cali Khaliif shirka Caynaba cidna kuma metelo.” (Dhegeyso)
- Oct 22, 2017
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimadda deegaanada SSC ayaa BBC-da u ...
Dood ku saabsan qaraxii Muqdishu ee Oct. 14, 2017. (Video)
- Oct 22, 2017

Shacabka Buuhoodle oo ka Horyimi Heshiiskii Siilaanyo & Cali Khaliif (Vidoe)
- Oct 22, 2017

Prof. Galaydh “Somaliland haddaanay Puntland naga celin heshiiska aamini mayno. ” (Video)
- Oct 21, 2017
Cali Khaliif oo ku muusanaabay Puntland baan nagu duulaana, ee gacan nasiiya. War walaahay ...
Faysal Cali Waraabe “Dantii aynu lahayn maantaynu gaadhney.”(Video)
- Oct 21, 2017
Faysal Khaatumo waxay tidhi Sool annagaa leh, siiya baanu idhi Cayn annagaa leh, siiya ...
Dooda Musharixiinta Somaliland (Daawo)
- Oct 20, 2017
Saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxweynaha maamulka iskiis isu magacaabey ee Somaliland oo ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up