Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DP World oo Saami Ka Siiyay Dowladda Ethiopia Dekeda Berbera

Reading Time: 1 minutes

Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen aadan Ciise (Deyr) ayaa faahfaahin ka bixiyey sida loo qeybsaday faa’iidada kasoo baxaysa dekedda magaalada Berbera oo muddo 30 sanno lagu wareejiyay shirkadda DP World ee Dalka Imaraadka Carabta

Wuxuu sheegay in 19% saami ahaan loo siiyay dowladda ethiopia dakhliga guud ahaan ka soo xerooda dekeda Berbera,  islamarkaana saamigaas ayan bixin dowladda Somaliland, balse uu ka yimid dhinac Shirkadda dhisaysa DP World.

“Saamiga la siiyay Itoobiya ee 19% ma ahan mid ay bixisay Somaliland, Shirkadda DP World ayaa siisay”ayuu yiri Afhayeenku

Wuxuu sheegay in sharciyan ay shirkadda DP World oo saamigaasi siisay Itoobiya ay xaq u leedahay in ay bixiso.

“Saamiga Somaliland ka heleyso dhaqaalaha ka soo xarooda Dekeda Berbera ayaa ah 35%, halka shirkadda DP World ay saamigeeda 65%, ay dowladda Itoobiya ka siisay 19%” ayuu yiri afhayeenku

Shirkadda DP World oo sanadkii hore heshiis ay kula wareegayso dekeda berbera la gashay maamulka Somaaliya ayaa haatan si rasmi ah u la wareegtay  maamulka dekedda ,waxayna ku bixinayaa ballaarinta iyo dhismaha dekeda lacag gaaraysa 440 milyan oo dollar.

Horseed media

Ramadan: Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua) CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Prof. Cali Khaliif oo Widhwidh uga soo Dhaaranaya Somaliland! (Videdo)
- Jul 5, 2017
Prof. Cali Khaliif ayaad moodaa inaanu wax badan kala socon siyaasada Somaliland.. balse maanta ...
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE EE LAGU TAAGEERAYO ISIMADA SSC (VIDEO)
- Jul 5, 2017
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE. Date 01/07/17 Baaq & Cambaareyn kasoo baxdey ...
Jaaliyada reer Norway ee SSC ayaa diidey kanasoo horjeestay heshiiska Cali Khaliif & Somaliland (Video)
- Jul 4, 2017
Jaaliyada Norway "Waxaa noo Cadaaday in Cali Khaliif weligiisba Somaliland ahaa." [youtube]https://youtu.be/Ck28YTiUJcw[/youtube]
Faysal Cali Mas ..” Waa maxay xilka gaarka ah ee Buuhoodle ka saaraan Khiyaamo~Khaatumo. “Video)
- Jul 4, 2017

Wahadahaladdii Khaatumo & Somaliland, maxaa ku cusub ama iska bedeley? (Video))
- Jul 4, 2017
Heshiiskii garabka Cali khaliif ee khaatumo iyo Somaliland oo war cusubi kasoo baxay. Somaliland ...
Weriye Maxamed Shaqalle oo ka waramay xadhiga loo geystey weriyeyaal ku xidhan magaalada Laascaanood (Video)
- Jul 3, 2017

Barnaamijka Xasuus Reeb: Prof. Cali Khaliif Part One: (Video)
- Jul 1, 2017

Buuhoodle & Maanta . (Video)
- Jul 1, 2017
Mudaharaad looga soo horjeedo wadahalka khaatumo~Somaliland iyo Somaliland oo Buuhoodle ka dhacay, waxaa sidookale ...
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #377
- Jun 30, 2017
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed ...
Koox sheegatay Ciidanka Buuhoodle oo taabacsan Cali Khaliif Kana Digay in Shir Khaatumo Ka Dhan ah Buuhoodle Lagu Qabto (Video)
- Jun 29, 2017

Heerka Saamiqeybsiga Beelaha Somaliland, Liiska Shaqaalaha & Beelahay ka soo jeedaan (Video)
- Jun 29, 2017
Hoos ka daawo heerka Saami-qeybsiga Beelaha Somaliland & Sida Beesha dhexe isu-dulmiday+Liiska Xilalka Shaqaalaha ...
Hello Hargeisa, Here Comes Galaydh, Goodbye Union
- Jun 28, 2017
June 27, 2017 By Osman Hassan The final acts for breaking up Somalia have been the subject ...
Faysal Cali Waraabe “Gooni isutaaga Somaliland waa lama taabtaan.” (Video)
- Jun 27, 2017
Faysal Cali Waraabe "Walaalayaal heshiiska Somaliland iyo Khaatumo maaha mid loo tolay Khaatumo ee ...
Bayaan ay soo saareen Qurbajoogta, Xildhibaanada federaalka iyo Isimada Dhulbahante
- Jun 27, 2017
Bayaan-ka-soo-baxay-Qurbajoogta-xildhibaanada-iyo-Isimada-Dhulbahante.
Madaxweyen Farmaajo oo Khudbad Hambalyo ah jeediyey xafladda 26 June ee maalinta Xoriyada gobolada Waqooyi (Video)
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad  ka jeediyey munaasibaddii 26-kii June ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up