Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Gollaha Wasiiradda Federalka Oo Soo Saaray Go’aamo Lagu Xasilinayo Amniga Muqdisho

Reading Time: 1 minutes

Shirkii gollaha wasiiradda ee dowladda federaalka oo uu guddoominayay Ra’isul Wasaaraha Soomaalia Xasan Cali Khayre ayaa maanta laga  dooday amniga guud e iyo xasilinta dalka, waxaana aga soo saaray go’aamo lagu sugay amniga caasimadda Caasimadda muqdisho, taasi oo dhammaan xubnaha golluhu uu isku raacay.

Go’aanada la soo saaray waxaa ka mid ah in la sameeyo ciidanka howlgalka xasilinta casimadda , oo isugu jira Booliis, Ciidamada milateriga iyo nabadsugida, kuwasoo yeelan doona hal talis oo leh hoggaan mideysan.

Go’aanada waxaa Ka mid ah:

  1. Caasimadda Waxaa laga mamnuucay wadashada Dharka ciidamada XDS
  2. Dhammaan masuuliyiinta dowladda dowlada ee haysta ee Hubka, gaadiidka iyo ciidanka XDS lagu amray inay ku celiyaan taliska Ciidanka XDS Muddo 10 cisho gudahood.
  3. Waxaa laga mamnuucay dhammaan Mas’uuliyiinta Dowladda in Magaalada Muqdisho ay ku dhex wataan ilaalo ka badan 4 askari gaari kasto iyo ugu badnaan 2 gaari, Mana qaadan karaan qori ka wayn AK47.
  4. muddo 60 casho ku eg ayaa taliska booliiska lagu amray inay  ku soo dhisaan ciidamo gaar ah oo ilaaliya madaxda Qaranka iyo goobaha Muhiimka ah ee Dowladda.
  5. Ilaalada Goobaha Ganacsigu waxay mas’uul ka ahaan doonaan amni darrada ka dhaca goobaha ay ilaaliyaan iyo agagaarkeeda, oo ayagoo wax ka qaban kara, ka baaqsada inay ka hortagaan, ama u soo gudbiyaan Ciidamada Amniga.
  6. Maamulka Gobolka Banaadar ayaa ka howlgalaya Abaabulka & Baraarujinta dadweynaha iyagoo kaashanaya Wasaarada Warfaafinta, bulshada qaybaheeda kala duwan, iyo Hay’adaha amniga.

Dhinac kale, Golaha Wasiirada waxay soo dhoweeyeen Shirka London isla markaasna waxay u mahadceliyey Dowladda UK oo door hoggaamineed ka qaadatay sidii shirkaas u dhici lahaa oo shacabka iyo Dowladda Soomaaliya looga saacidi lahaa dhanka nabadeynta, sugida amniga, iyo sidii dalka looga hirgelin lahaa doorashooyin hal cod iyo hal qof ah. Sidoo kale Golahu waxey u mahadceliyeen doorka beesha caalamka iyo Qaramada Midoobey.

Source: Horseed Media 

 CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


You must be logged in to post a comment.

The legacy of the six-day war: Why Israel needs a Palestinian state
- May 19, 2017
More than ever, land for peace also means land for democracy. THE victory of Israel ...
Xil. Xiddig: “Ma nihin qolo Mucaarid ah ee waxaan nahay Xisbi” (Dhegeyso)
- May 19, 2017
Guddoomiyaha kumeelgaarga ah ee madal la magac baxday "Horusocod" Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig ayaa maanta ...
Barlamaanka oo Ka Horyimid Qorshaha Madaxweyne Gaas ee Kordhinta Xildhibaanada.
- May 18, 2017
Gollaha wakiiladda dowladda ayaa ka horyimid codsigii madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas ee ahaa in ...
Madaxweyne Farmaajo ma dhisi doonaa mise wuu dumin doonaa Buundada Midnimada Soomaaliya ee inay dunto qarka u saaran?
- May 18, 2017
May 18, 2017 By Maxamuud Ibrahim (Xaaji) Sool iyo Sanaag waa Buundada Midnimada! Laga soo bilaabo sannadkii ...
Robert Mueller to head Trump-Russia probe
- May 18, 2017
Thursday May 18, 2017 [caption id="attachment_48282" align="alignnone" width="300"] Then Federal Bureau of Investigation director Robert ...
Barn. Dhaqanka iyo Hiddaha, (Halgankii Waddanimadda)
- May 17, 2017
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed ...
War-murtiyeed Laga Soo Saaray shirkii wadatashiga Dastuurka Federaalka
- May 16, 2017
Shir wadatashi oo saddex maalmood magaaladda Muqdisho uga socday wasaarada Dastuurka federaalka iyo wasaaradaha ...
SIYAASI KA HORYIMID IN LA KORDHIYO TIRADA BAARLAMANKA PUNTLAND (VIDEO)
- May 16, 2017
  Siyaasi Cabdi Waran-jaan oo ka mid ahaa sanadkii 1998-dii ergeygii gobolka Nugaal uga qeybgashay ...
Dr. Cali Khaliif oo sheegay inuu Somaliland kala hadlay inay mushaharo tan Puntland ka badan siiyaan ciidanka Buuhoodle!
- May 15, 2017
Siduu hore u sheegay Dr. Cali Khaliif wuxuu in muddo ah sidii masacagalayda saarraa ...
AFTER CONFERENCE, THERE IS RAY OF HOPE FOR SOMALIA
- May 15, 2017
May 15, 2017 By Mohamed Guleid, Standard Digital Last week an international conference on Somalia was ...
Shaqaalaha iyo waxgradka magaalada Taleex oo baaq ka diray xalaada MChka &Cusbitalka Taleex. (Video)
- May 15, 2017

Dhalinyarada Qurbaha Laga Kaxeeyo Ee Wadankii La Geeyo Ma Dhaqan Celisbaa Mise Waa masaafuris (Video)
- May 14, 2017
Dhaliinyarada iyo caruurta dhulkii lagu celiyo si “dhaqan celis” loogu soo sameeyo waa kuwama? ...
DP World oo Saami Ka Siiyay Dowladda Ethiopia Dekeda Berbera
- May 14, 2017
Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen aadan Ciise (Deyr) ayaa faahfaahin ka bixiyey sida loo ...
Gudd. gurmadka degmadda Taleex oo baaq u diray Qurbajoogta, uguna baaqay in garoonka diyaaraduhu furan yahay.(Video)
- May 13, 2017
Axmed Cabdi-Shakuur oo ah gudoomiyaha gudiga gurmadka shuban biyoodka ayaa shir jaraaid ku qabtay ...
Ethiopian professor writes about Ethiopia’s policy of destabilizing Somalia
- May 13, 2017
[caption id="attachment_48232" align="alignnone" width="300"] Ethiopian foreign minister and outgoing Somali president Hassan Sheikh Mohamud.[/caption] February ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up