Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Cali Khaliifow Daawo “Caqliga Beesha Isaaq.” (Video)

Reading Time: 2 minutes

Aduuunka Maanta La joogo waxa Laga Gudbey ,Isku Qeylo Dhaaminta  Qabiil Ama Beel yar ,Labadii wada Dhashay Ayaa  Dayaxa U wada Socda  Uu U kala Hororsanaya,Soomaaliyana Waxa la Dhahaa waxay u bahan tahay Dib U Heshiisiin Qabiil Ah.

Lakiin hadana Markaad Eegto Soomaaliya Kama Jirto”Oday Koofiyad Guduudan Oo gadh Casaan Leh Oo isla Soo taagaya Beeshayda Ayaa  Beelaha Ugu tun Weyn lakiin hada waxaa laga Helaa Eraygaasi Isaaq oo Afqaawan ku Hadlaya waliba  Kaaga Darane Dowladnimo Iyo Aqoonsi Ku Raadinaya .

Itoobiyeey Fursado ayaa  idin hor yaacaya  ee ka faaiidaysta . Isaaq oo aad hubaysaan dantiina ayaa ku jirta. Ninkan Kililka jooga iyo ninka Soomaaliyawaa  waa wada Daarood. Haddi maanta aad Isaaq hubayn waydaan, waa ka shalayn doontaa”oday koofiyad Guduudan Oo beesha Isaaq Ah Ayaa Yiri “sida Video Hoose Ka Muuqda

Waxa Uu Uhadlayaa Isaaq Ahaan ee Uma Hadlayo Dowlad Aqoonsi Calaamka kadoonaysaa wixii Ay Samayn Jirtey,Waana Kuwa Ay Soomaliland U Taqaan Inay Bun Dhig Ulyaahin Samaynta Soomaliland.

Adeer Caliyow Sidee Wax Ugu Darsanaa Kuwa Iisimadooda Ku Qafiifeen ”Darood waa ina Xasuuqay Ee  Aan Iska celino ?

Oday ka tirsan Golaha Guurtida ee Somaliland:

YouTube Preview Image
“Anigu Waan Yaabaye Isaaq Maxa Dumarkooda,Iisimadooda,Siyaasintooda Isku Hadalka Ka Dhigay,Miyeysan ka Xishoon Markay hadlayaan Beelaha Darood Oo  Doonayaan Inay  Dowladnimo AAna Jirin Ugu Yeedhaan,Malaha waxay  U Fahmiin Cida Ay u Yaqaanaan “Beelaha Cirifyada  Inaysan Ahayn darood  Lakiin Ay yahiin Beelo Isaaq ka Mid Ahaa”

Marka Ufu Horaysa Ee Ay hadlayaan Maxay  Darood Iyo Itoobiya Iskugu Diraan Mise Waxay Aamin San yahiin,Dowlada Itoobiya  Waxay U Taqaan  Beesha Isaaq Qeyb  Tigreega Iyo Oramada Dowlada Itoobiya Ka mid Ah Sidaasi Miyey  Isku Arkaan Tolow.

Adeer Caliyow  Bal  Dumarkoodii  Waalnaana Waa Kuwaasi Ee ila Daawo Qolyahii Wada Hadalka Aad ka Rabtey Inaysan  Wali iska Badalin Qabiilkii  20 sano ka Hor laga Soo Gudbey,marka Kuwi waalna Iyo kuwii  Caadiga Ahaaba  Darood U Arkaan Cadowgooda Kowaad Adiga  Miyey Kuu daahayaan    Profasorow.

Dumarka “Daarood waa Cadowga.”

Dadka Qaarbaa Moodaya Inay kuwani yahiin kuwo Reerka Ka Waashay Balse wax Xadhko Ku xidha Waayey,lakiin waxa Kuwani kasii Xun Kuwa Siyaasinta Isku Sheegaya Oo maanta Meel waliba La Taagan”waxaanu diyaar U nahay Nabadaynta Gobolada Dhinaceena Ah,7 Bilood ka Hor Siyaasintooda waxay Ku hadlayeen Af Aad Ugu Eg Kuwani Afkay Ku hadlayaan  Taasi o Ah”Dowladii Darood Anaga Ridney Way Na Gumadeen,Ma Laga Yabaa Ninka Sidaasi Aamin sanaa Maanta Inu ku Ogol yahay Inaad Noolaato Siday u Nool yahiin ka Wanagsan.

Hadii Intaasi  Aadan Igula Qancin Adeerkay Caliyow  Bal Ila Daawo  Midka Maanta Kugu Xod Xodanaya   Dhul Baan Wada Degnaa Inuu Kaa Aamin san yahay “qolo Yar Oo Kasoo Hadhay Daroodkii Ay Necbaayeen.

Faysal Cali Waraabe:

faysal cali waraabe

FAYSAL-GALAYR

 
Source:http://www.allsool.com/

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

STATEMENT OF SPECIAL REPRESENTATIVE OF UN SECRETARY-GENERAL TO SOMALIA MICHAEL KEATING TO UN SECURITY COUNCIL
- Jan 25, 2018
STATEMENT OF SPECIAL REPRESENTATIVE OF UN SECRETARY-GENERAL TO SOMALIA MICHAEL KEATING TO UN SECURITY ...
Maxamed Xaaji Aadan Shalay & Maanta (Video)
- Jan 24, 2018

Caruur wanaagsan hadaad rabto, fahan waaqica ay caruurtu ku korayso (Video)
- Jan 24, 2018
Assalamu Calykum Waraxmatullahi wabarakatuhu Waaqica ay caruurtu ku korayaan oo la fahmaa waxa uu horseedi ...
Barnaamij: Xarunta Agoonta Khadiija ee degmadda Xuddun (Video)
- Jan 24, 2018

Raaligelin ku socota akhristayaasha Lafweyne.com
- Jan 24, 2018
Dhammaan akhristayaasha sharafta muddan ee lafweyne.com, waxaan raaligelin buuxda ka siineynaa mudaddii 12 cisho ...
Sheikh Said Ali – Caruurtaadu in ay wanagsanaadaan ma rabtaa (Video)
- Jan 12, 2018

The Immigrant Who Prove Trump Wrong
- Jan 12, 2018
Friday January 12, 2018 [caption id="attachment_50016" align="alignnone" width="300"] Abdikadir Negeye, Assist. Director & Human Resources ...
Qaar ka mida Siyaasiyiinta Puntland ee kasoo jeeda G/Nugaal ayaa hadalkii Faroole ku tilmaamay fuulxumo iyo meel ka dhac! (Video)
- Jan 12, 2018

Isimadda SSC oo ka hadlay duulaanka Somaliland dagaalna iclaamiyey (Video)
- Jan 12, 2018

Faroole oo madaxweyne Cabdiweli Gaas ku tilmaamay nin is tustuska jecel dhulna aan difaacayn (Video)
- Jan 10, 2018

Waa kuma cadawaga koowaad ee dadka ka horjooga Quraanka?
- Jan 10, 2018
Assalamu Calaykum Barmaamijkii kan ka horeeyay waxa aan ku sheegnay in ay jiraan cudurdaaro wahmiya ...
Ugaadhyahan Siyaad Oo Arinta Tukaraq Baaq Cambaarayn Ah Ka Soo Saaray Xubno Bahararsamana Lagu Sheegay Inaysan…
- Jan 10, 2018

Xubno ku sugan magaalada Hargeysa oo taageeray weerarka Somaaliland ee degaanka Tukaraq (Video)
- Jan 10, 2018
Xubno degaan ahaan ka soo jeeda deegaanka Saaxdheer oo Hargeysa ku sugan ayaa iyagoo ...
Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdullahi Ciise Nuur oo lagu caanashubay (Video)
- Jan 1, 2018
[caption id="attachment_49987" align="alignnone" width="300"] Garaad Cabdirisaaq, Suldaan Siciid iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.[/caption] [caption id="attachment_49984" ...
Djibouti: The Heritage Institute Somali Forum 2017 (Video)
- Dec 31, 2017

Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up