Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Tacsi: Cabdiraxiim Rabiish oo ku geeryoodey magaalada Buuhoodle

Reading Time: 1 minutes

Waxaa maanta ku dhintay magaalada Buuhoodle Alle Ha U Naxariistee  Cabdiraxiim Saleebaan Faarax (Cabdiraxiim Rabiish) oo  xalay  dhaawac  kasoo gaadhey toorey lagu dhuftay  kadibna saaka ugu geeriyooday.

Alle Ha U Naxariistee Cabdihakim Rabiish wuxuu ka mid ahaa dhalinyarada ugu firficoon magaalada Buuhoodle waxaana lagu xusuustaa dedaalkii dheeraa ee ka qaybgalka cudurkii shuban biyoodka ee ka dilaacay magaalada Buuhoodle. Alle wuxuuna uga baryeynaa inuu dembigiisa dhaafo, Janatul fardowzana ka waraabiyo . qoyskii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo.. Aamiin.Aaamiin.

YouTube Preview Image
Ramadan: Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua) CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Prof. Cali Khaliif oo Widhwidh uga soo Dhaaranaya Somaliland! (Videdo)
- Jul 5, 2017
Prof. Cali Khaliif ayaad moodaa inaanu wax badan kala socon siyaasada Somaliland.. balse maanta ...
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE EE LAGU TAAGEERAYO ISIMADA SSC (VIDEO)
- Jul 5, 2017
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE. Date 01/07/17 Baaq & Cambaareyn kasoo baxdey ...
Jaaliyada reer Norway ee SSC ayaa diidey kanasoo horjeestay heshiiska Cali Khaliif & Somaliland (Video)
- Jul 4, 2017
Jaaliyada Norway "Waxaa noo Cadaaday in Cali Khaliif weligiisba Somaliland ahaa." [youtube]https://youtu.be/Ck28YTiUJcw[/youtube]
Faysal Cali Mas ..” Waa maxay xilka gaarka ah ee Buuhoodle ka saaraan Khiyaamo~Khaatumo. “Video)
- Jul 4, 2017

Wahadahaladdii Khaatumo & Somaliland, maxaa ku cusub ama iska bedeley? (Video))
- Jul 4, 2017
Heshiiskii garabka Cali khaliif ee khaatumo iyo Somaliland oo war cusubi kasoo baxay. Somaliland ...
Weriye Maxamed Shaqalle oo ka waramay xadhiga loo geystey weriyeyaal ku xidhan magaalada Laascaanood (Video)
- Jul 3, 2017

Barnaamijka Xasuus Reeb: Prof. Cali Khaliif Part One: (Video)
- Jul 1, 2017

Buuhoodle & Maanta . (Video)
- Jul 1, 2017
Mudaharaad looga soo horjeedo wadahalka khaatumo~Somaliland iyo Somaliland oo Buuhoodle ka dhacay, waxaa sidookale ...
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #377
- Jun 30, 2017
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed ...
Koox sheegatay Ciidanka Buuhoodle oo taabacsan Cali Khaliif Kana Digay in Shir Khaatumo Ka Dhan ah Buuhoodle Lagu Qabto (Video)
- Jun 29, 2017

Heerka Saamiqeybsiga Beelaha Somaliland, Liiska Shaqaalaha & Beelahay ka soo jeedaan (Video)
- Jun 29, 2017
Hoos ka daawo heerka Saami-qeybsiga Beelaha Somaliland & Sida Beesha dhexe isu-dulmiday+Liiska Xilalka Shaqaalaha ...
Hello Hargeisa, Here Comes Galaydh, Goodbye Union
- Jun 28, 2017
June 27, 2017 By Osman Hassan The final acts for breaking up Somalia have been the subject ...
Faysal Cali Waraabe “Gooni isutaaga Somaliland waa lama taabtaan.” (Video)
- Jun 27, 2017
Faysal Cali Waraabe "Walaalayaal heshiiska Somaliland iyo Khaatumo maaha mid loo tolay Khaatumo ee ...
Bayaan ay soo saareen Qurbajoogta, Xildhibaanada federaalka iyo Isimada Dhulbahante
- Jun 27, 2017
Bayaan-ka-soo-baxay-Qurbajoogta-xildhibaanada-iyo-Isimada-Dhulbahante.
Madaxweyen Farmaajo oo Khudbad Hambalyo ah jeediyey xafladda 26 June ee maalinta Xoriyada gobolada Waqooyi (Video)
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad  ka jeediyey munaasibaddii 26-kii June ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up