Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Oday Dr. Cali Khaliif oo Waagii ku Beryey.

Reading Time: 2 minutes

Dr. Cali khaliif Gallayr ayaa u muuqda nin waagii ku beryey oo meel uu cuskado la’ ka dib markuu:

  • ku guuldarraystay midaynta iyo xorraynta degeenka SSC, tolkiina ka talo diiday oo keligii talada maroorsaday.
  • Dhul fara badan gacanta u geliyey maamulka SNM ee Somaliland.
  • Isaka horkeenay iskuna diray Isimadii, waxgaradkii iyo beelihii SSC oo dhexdooda isku diray dhiigna ku daatay.
  • Ay ka horyimaaddeen Isimadii, aqoonyahankii, cuqaal, waxgarad, qurbajoog iyo ugu danbayntii saraakiishii ciidamada ee waxtarka ahayd.
  • Ay ka yaraatay deeqihii iyo dhaqaalihii baahada ahaa ee afarta sanno, beenta iyo borobagandaha looga ururin jirey qurbajoogta bil kasta.
  • Tafaraaruq aad u xoog badan uu soo kala dhex galay isga iyo kooxihiisii uu ka dhigtay wiisiirada iyo xildhibaannada ooy soo kala istaageen, qaar badan oo Madax weyne kuxigeenkiisii ka mid yahayna ay ku gacan saydheen taladiisa khaldan.
  • Hoos Ka Daawo:
  • YouTube Preview Image

Dr. Cali Khaliif Gallaydh ayaa maanta isagoo aad u niyad jabsan, Indho adayg, cadho iyo ciirona ka muuqato, dhiigguna aad mooddo inuu kuba kacsanyahay, ayuu  u warramay idaacadaha iyo mareegaha uu sacabada wax u saaro, ka dibna cay, dhaleecayn iyo maagis kala dul dhacay dawladda federalka iyo maamulka Puntland, islmarkaasna ku calaacalay “haddaynu mar hore Laascaanood xorayn lahayn, maanta waxaasi innaguma dhaceen” taas oo ahayd ujeedada Khaatumoba shacabka SSC u samaysteen una taageereen; hase ahaatee Ilaahay Cali Khaliif tusi waayey jacayl iyo rajo uu Somaliland, Federal iyo siyaasado meelo kale ka socdauu u qabo awgeed.

Dr. Cali xaqiiqdii ay tolkii isku naceen ayaa maanta hor taal, cid aaminaysaa oo dhegeysanaysaana maantana ma jirto, shacabka SSC way ka tashadeen nin keligii talada reerka tuurta ku qaata, oo xataa guuto kowaad baa odayga ogaatey.

Shacabka SSC waxay taageerayaan inta dhulkooda u dhimanaysa. Nin cararaya ama siyaasad kale ka rajo, qaba oo shacabka SSC  mar kasta dammaanad ka dhigta uma baahna AMA calaacal AMA cirka soo taabo.

Haddii diinta Kiristaanku kuu ogolaanayso sidaad sheegtay ama jihaadayso iyo haddaad ciidda galgalato oo tuutte xidhatid, nabadda deegaanka SSC waxna ma yeeli kartid, waxna horay umaad tarin, shacabka SSC forontka kula gelimaayaan oo kuma aaminayaan.

Ilaahay rag buu siiyey SSC way u dhinteen waana u dhimanayaan, fadlan Calow lugooyada kala tag oo  xagjirnnimada aad sheegayso orod Xamar la qabo ka dibna adiga laftaadu Xasan Culusow isku qarxi loogama baahna deegaanka SSC.

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (1)

  1. Nabad says:

    Midnimo waa cudud, SSC baa wax loo dhimey ee shaqsi gaara lama dhicin.
    Allah haku garan siiyo in qadyadiiSSC ama Khaatumo mtey doonto ka
    dhigo, in wax loo dhimey
    Wa billahi towfiiq.


Comments are closed.

BAAQ NABADEED OO KU SOCDA DEEGAANKA BUUHOODLE 27.8.2017
- Aug 28, 2017

Hargeysa: Somaliland “Buuhoodle Shir aan Somaliland fasaxin Laguma qaban Karo.” (Video)
- Aug 27, 2017
Somaliland iyo Kooxdii Cali Khaliif  ayaa  maanta Hargeysa kasoo saaray waxay ugu yeedheen 10  ...
NOLOSHII MIYIGA OO GABAABSI KU DHOW (DAAWO)
- Aug 26, 2017

Somalia: The Toughest Place I’ve Ever Visited
- Aug 26, 2017
I was never quite sure if the 40 man military was surrounding us to protect us ...
Ka Faiidayso FADLIGA 10 KA HORE BISHA DUL XAJ/ CARAFO SH MAXAMED CABDI UMAL (Video)
- Aug 26, 2017

Madaxweyne Gaas oo laga waraystay; Makiinadda Lacagta, Laamiga Buuhoodle, iyo Doorashada Somaliland
- Aug 25, 2017
Weriye: Madaxweyne ka warran xaaladda guud ee Puntland? Gaas: Adeer xaaladda Puntland aad iyo aad bay u ...
MAQAAL: DAL BEEC AH IYO DADKIISOO GAAJEESAN
- Aug 25, 2017
Burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya waxaa laga joogaa muddo ka badan 27 sano. Intaa ...
Cabdirahmaan Ciro oo heshiisiiyey Baashe Maxamed Faarah & Cabdirahmaan Maxamed Maxamoud (Talyanle) (Video)
- Aug 25, 2017
Cabdiraxmaan Maxamed Cirro gudd. xisbiga Wadani ayaa dhexdhexaadiyey  Baashe Maxamed Faarax iyo xildhibaan Cabdiraxmaan ...
Barnaamij Gaar oo ka hadlaya Afsoomaaliga Cismaan Cabdi Nuur Xaashi (Video)
- Aug 24, 2017

Heshiis Laga Gaadhay Colaadii Buuhoodle (Video)
- Aug 24, 2017

Heshiish Nabadeed oo Laga gaadhey Colaadii Buuhoodle (Dhegeyso)
- Aug 24, 2017
Kulan ay maanta isugu yimaadeen magaalada Buuhoodle  waxgaradka beesha Axmed Garaad iyo ergooyinkii kala ...
Fidno Abuurka KDO (Raxan Khiyaano) Iyo Wiiqada Midnimadda Jaaliyadda Sool Sanaag Iyo Cayn
- Aug 24, 2017
Ummadda SSC-da oo ka mid ah Qoomiyad weynta Somaaliyeed maqaam gobeed iyo taariikh dahabi ahna ...
Gaas and the Floundered Presidency
- Aug 23, 2017
August 23, 2017 By Faisal Abdi Roble Introductory Remarks “To whom much is given, much is required,” ...
Labadii Beelood Ee Buuhoodle Shaqaaqada ku dhexmartay oo kulmay (Video)
- Aug 23, 2017

Qurba joogta Beesha Cali Geri (UK) Oo Raaligelin Ka bixiyey Hadalkii Abokor Sulub (Video)
- Aug 22, 2017
Qorbajoogta Jaaliyada Reer Cali Geri ee UK  oo canbaareeyay hadalkii kasoo yeedhay  Abokor Sulub ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up