Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xanshashaqa Bulshadda iyo Cali Khaliif!!

Reading Time: 1 minutes

Degaamada SSC, xanshashaqa bulshadu wuxuu beryahan u badanyahay geesi nimada Prof. Cali Galaydh iyo kelyo adayga uu muujiyey, iyo sida uu ugu dhiiradey in uu cabsi la’aan ku dhex joogo degmada Buuhoodle, isaga oo arkaya ciidamadii Somaliland oo ku soo aadan halka uu deggan yahay. Waxaa yaabka sii kordhinaya Cali ma haysto Hal Askari.
Dadku Waxay xusuusan yihiin in degmada Taleex, profisarku isaga oo haysta 25 baabuurta gaashaaman ah, ka baxsaday halkii uu deganaa markuu maqlay Somaliland ayaa soo socota. Sidoo kale wuxuu baneeyey xaruntii lagu caleemo saari lahaa ee Saaxdheer, waana kii ka gudbey xadka Soomaliya, ee buulal ka samaystay EERIGO, halkii ambadka ku caan baxday.
Doraadna, waxay ahayd dhacdo kale markii uu baneeyey Ballicad, markii ninka xoraynta loo egmaday, isaga oo aan xabbad ridin, haddana mar labaad, xadka ka gudbey, ciidamadii uu watayna aan war gelin.
Yaabka yaabkiisu waa Cali, isaga oo arkaya ciidamadii Somaliland, ee maqal kooda uu ka qixi jirey, ayuu maanta tamashle iyo kormeer, 20km in ka yar cagihiisa saldhig yadooda ku tegeyaa.
Dadku waxay is weydiinayaan, Prof. Cali ma isaga oo waranle ah ayuu weerar qaadayaa mise wuxuu usoo ban baxayaa in isaga iyo degaanka uu joogo lasoo weeraro. Ujeeda diisu mid kasta oo ay tahay, waxaa la dareemayaa hab cusub oo uu la yimid iyo kelyo adayg ku dhiiriyey in uu soo af jaro wixii waayo badan gubtaanyo ku haysey oo aanu cidna la wadaagin, in yar mooyee. Waana ujeedada Ilaa hadda muranku ka taagan yahay, qof kastaana siduu rabo ha u fasiro.
Cali-Khaliif-Galeydhjigsaw2015jigsaw202

www.buuhoodlepost.com/

Ramadan: Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua) CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (1)

  1. Seynab says:

    Gotta hadad reer xudun tihiin mawaxaad kadagtihiin caydatolka maha in
    sad hadshaan idinkoo shansano ayidin dulfadhiyaan labaqo oo wiil oo
    lsaaqahi Xarka dooxada gotta isxoreeya oo qoriga qaata dacalkii
    nugaalbaa daadkasoogalay


Comments are closed.

Prof. Cali Khaliif oo Widhwidh uga soo Dhaaranaya Somaliland! (Videdo)
- Jul 5, 2017
Prof. Cali Khaliif ayaad moodaa inaanu wax badan kala socon siyaasada Somaliland.. balse maanta ...
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE EE LAGU TAAGEERAYO ISIMADA SSC (VIDEO)
- Jul 5, 2017
BAAQ AY SOO SAREEN JAALIYADAHA SSC EE BENELUXE. Date 01/07/17 Baaq & Cambaareyn kasoo baxdey ...
Jaaliyada reer Norway ee SSC ayaa diidey kanasoo horjeestay heshiiska Cali Khaliif & Somaliland (Video)
- Jul 4, 2017
Jaaliyada Norway "Waxaa noo Cadaaday in Cali Khaliif weligiisba Somaliland ahaa." [youtube]https://youtu.be/Ck28YTiUJcw[/youtube]
Faysal Cali Mas ..” Waa maxay xilka gaarka ah ee Buuhoodle ka saaraan Khiyaamo~Khaatumo. “Video)
- Jul 4, 2017

Wahadahaladdii Khaatumo & Somaliland, maxaa ku cusub ama iska bedeley? (Video))
- Jul 4, 2017
Heshiiskii garabka Cali khaliif ee khaatumo iyo Somaliland oo war cusubi kasoo baxay. Somaliland ...
Weriye Maxamed Shaqalle oo ka waramay xadhiga loo geystey weriyeyaal ku xidhan magaalada Laascaanood (Video)
- Jul 3, 2017

Barnaamijka Xasuus Reeb: Prof. Cali Khaliif Part One: (Video)
- Jul 1, 2017

Buuhoodle & Maanta . (Video)
- Jul 1, 2017
Mudaharaad looga soo horjeedo wadahalka khaatumo~Somaliland iyo Somaliland oo Buuhoodle ka dhacay, waxaa sidookale ...
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha #377
- Jun 30, 2017
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed ...
Koox sheegatay Ciidanka Buuhoodle oo taabacsan Cali Khaliif Kana Digay in Shir Khaatumo Ka Dhan ah Buuhoodle Lagu Qabto (Video)
- Jun 29, 2017

Heerka Saamiqeybsiga Beelaha Somaliland, Liiska Shaqaalaha & Beelahay ka soo jeedaan (Video)
- Jun 29, 2017
Hoos ka daawo heerka Saami-qeybsiga Beelaha Somaliland & Sida Beesha dhexe isu-dulmiday+Liiska Xilalka Shaqaalaha ...
Hello Hargeisa, Here Comes Galaydh, Goodbye Union
- Jun 28, 2017
June 27, 2017 By Osman Hassan The final acts for breaking up Somalia have been the subject ...
Faysal Cali Waraabe “Gooni isutaaga Somaliland waa lama taabtaan.” (Video)
- Jun 27, 2017
Faysal Cali Waraabe "Walaalayaal heshiiska Somaliland iyo Khaatumo maaha mid loo tolay Khaatumo ee ...
Bayaan ay soo saareen Qurbajoogta, Xildhibaanada federaalka iyo Isimada Dhulbahante
- Jun 27, 2017
Bayaan-ka-soo-baxay-Qurbajoogta-xildhibaanada-iyo-Isimada-Dhulbahante.
Madaxweyen Farmaajo oo Khudbad Hambalyo ah jeediyey xafladda 26 June ee maalinta Xoriyada gobolada Waqooyi (Video)
- Jun 26, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad  ka jeediyey munaasibaddii 26-kii June ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up