Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Barnaamijka Muuqaalka Bulshada: Qoraa Axmed Maxamed XasanQaal Oo Soo Bandhigay Buugaag uu Qoray (Video)

Reading Time: 1

Waxaa maanta marti ku ahaa barnaaijka muuqaalka bulshadda ee Somali News Tv aqoonyahayn Axmed Maxamed XasanQaal oo soo bandhigay buugaag uu qoray. Barnaamijkan waxaa had iyo goor soo jeedisa Hibaaq Iidle Maxamed.

YouTube Preview Image

Buugtani waxay kala xambaarsanyihiin saddex ujeedo oo leh magacyadooda:

Darwiish-Sebenka iyo sooyaalka Saciid Harti1. Darwiish-Sebenka iyo sooyaalka Saciid Harti (Dhulbahante). Buugan wuxu lafo guridoona arrimahaman

A) Siciid Harti (Dhulbahante ) – Taariikh kooban.

B) Doorka Reer Saciid Harti iyo Taariikhda Waqooyiga Somaliya.

· Ka Hor Intaan Ingiriis Iman Waqooyiga.

· Xilligii Ingriisku Joogay.- Xagee Ka Soo Galay, Dhagarti iyo Dhibti Lagala kulmay Ingriis, cidihi la heshiiska aha iyo kuwi la dagaal galay

· Bilowgi Halgankii Daraawiishta.

· Dhulbahante iyo Doorki Ferenjiga.

· Qaabki Xeesha Dahsoon Ee Dal Durugsiga Isaaq.

· Hanashadii Xornimada.

C) Burburkii Jamhuuriyada Somalia.

D) Colaadi Dalballaadhsiga iyo Gooni Goosadka Maamulka Hargaysa. .

E) Baaxadegi Isbedel Doonka Beesha SSC iyo sifooyinka beesha ee xaalada manta iyo taariikhda taagan

F) Maqaalada Cabirka Dhacdooyinka – Gabayo, iyo Sarbeeb ku salaysan mawqifka beesha.

G) Talo Bixin.

Dhaxal reeb dhimashada ka hor2. Dhaxal reeb dhimashada ka hor. Buugani wuxu baraarujinaya in noole kasta tijaabsho inu garto waxa dhaxal macnaheedu yahay ka dibna ku dhaafo dunida dhaxal intaanu dhiman. Wuxu kale oo qoraagu buugan ku dhiibanaya aragtiyo bulshada wax u tari kara isagoo ku cabiraya qaab suugaan, maahmaahyo uu curshay iyo maqaalo.

Halganki-gobonimada-iyo-hawlihi-ka-dambeeyay-1024x5763. Halganki gobonimada iyo hawlihi ka dambeeyay. Waxa buugani taariikh kooban ka bixin doona gobonimada ka hor.

1) Halgankii Daraawiishta

2) Halgankii Xisbiyada

Qaadashadi Xornimada

1-Dawladi Aadan Cabdule Cusmaan

2-Dawladi C/rashid Cali Sharmarke

3-Dawladi Maxamed Siyaad Barre

Ka Dib Dhicisti Dawladi M.Siyaad Barre

1) Hankii Cali Mahdi Maxamed

2) Weyraxii Maxamed Farax Caydid

3) Goosashadii SNM

4) Kacdoonki Daarood

5) Saamaynti Dawlad La’aanta

6) Qasaarihii Dawlad La’aantu Keentay

Shirarki Beelaha Somalia

Saamaynti Dawladaha Jaarka

Eeda Burburka Dawladi Somalia

Xalka Maanta iyo Talo bixin

Xigmada Abwaanada Somalia

Qoraaga buugta: Axmed Maxamed XasanQaal

 

RAMADAN: Makkah Khatam al Quran 1438 : Sheikh-AbdulRahman Al-Sudais (Dua)

CONTACT US:  lafweyne@gmail.com /admin@lafweyne.com. webmaster

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


Comments are closed.

Faysal Cali Waraabe “Dantii aynu lahayn maantaynu gaadhney.”(Video)
- Oct 21, 2017
Faysal Khaatumo waxay tidhi Sool annagaa leh, siiya baanu idhi Cayn annagaa leh, siiya ...
Dooda Musharixiinta Somaliland (Daawo)
- Oct 20, 2017
Saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxweynaha maamulka iskiis isu magacaabey ee Somaliland oo ...
Caynaba: Cali Khaliif & Siilaanyo oo ku heshiiyey “In la wada ilaaliyo jiritaanka & madaxbanaanida Somaliland.” (Video)
- Oct 20, 2017
Wadahadalkii Cali Khaliif iyo Somaliland oo kusoo afjarmay ka mid noqoshada iyo goosashada Somaliland.. ...
Madaxweynaha Somaliland ee Xilka Ka sii degaya Oo Booqday Laascaanood-Sawiro
- Oct 20, 2017
Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo  iyo wafti hoggaaminayey ayaa ...
WAR DIIDA SHABAABKA DIIDA. By: Mohamoud Ibrahim (Xaaji)
- Oct 17, 2017
Difaac oo qoriga qaado Dalkaaga u hiili maanta Dadkaaga badbaadi jaalle Digtoonoow adigu boowe Adigu diid xumaha saaka Dareen ...
276 killed in deadliest single attack in Somalia’s history
- Oct 15, 2017
MOGADISHU, Somalia — The most powerful bomb blast ever witnessed in Somalia's capital killed ...
Maqaal: Dekada Bosaaso Daryeel, Dayactir iyo horumarin bay u baahan tahay.
- Oct 14, 2017
Dekada Bosaaso waa isha dhaqaalaha ee Puntland iyo gobalada dhexe, marsadan ayaa kamid ahayd ...
Xubno Ka Tirsanaa Gole Isku Magacaabey Samatabixinta Puntland oo Garoowe Lagu Xiray
- Oct 13, 2017
Gudd. gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa sheegay in ragga lagu xir-xiray shalay galab ...
Tacsi: Axmed Mire Jaamac & Fu’ad Cabdirizaaq H. Sadad oo ku geeryoodey London.
- Oct 13, 2017
Waxaa shalay ku kala geeryoodey magaalada London, UK  Alle ha u naxariistee Axmed Mire ...
RW Kheyre “Qofna laga ogolaan maayo dhalliil dalka lagu duminayo.” (Dhegeyso)
- Oct 12, 2017
Ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay qudbad u muuqatay in ...
Wasiirkii Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidamada Somalia oo Iscasilay
- Oct 12, 2017
Wasiirkii Gaashaandhigga, Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed ayaa warqad iscasilaad ah u gudbiyay golaha wasiirada, kullankoodii ...
Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Go’aamadii Ka Soo Baxay Shirkii Kismaayo
- Oct 11, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo)  ayaa ka hadlay, islamarkaana ka jawaabay ...
Wareysi: Gaas oo ka Hadlay Shirka Kismaayo
- Oct 11, 2017
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan shirkii Kismaayo ...
War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirkii Maamul Goboleedyada ee Kismaayo
- Oct 11, 2017
Shirka uga socday madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban ...
Eng. Camey oo beeniyey in khilaaf ka dhex jiro isaga iyo madaxweyne Gaas
- Oct 9, 2017
Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdillaahi Cumar Camey oo fasax ku jooga dalka Zambi ...
Content Protected Using Blog Protector Plugin By: Make Money.
Scroll Up