Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Safarada Maraykanku Ku Leeyahay Nairobi Oo Uga digtay Muwaadininteda iyo Dhamaan reer Galbeedku Inanay u Safrin Deegaanada Maamulka Somaliland.

Breaking-News
Talaado, Feberaayo 05, 2013 (Lafweyne):- Warar hada kasoo baxay safarada Maraykanku ku leedahay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in ay safaaradu heshay warar xaqiiqo ah oo lagu kalsoonyahay kuwaasoo sheegayay in ay jirto khatar kusoo fooleh muwaadininta maraykanka amaba reer galbeedka ee u safra qayb ka mid Somaliland.

Safarada uga digtay inaanay mawaadidinteedu u safrin maagaalooyinka uu ka arimiyo maamulka Somaliland, warbixinta ayaa intaa ku dartay in ay dhamaan muwadinteda haatan joogana ay taxadan gaar ah yeeshan la socdaana xaladaha nabadeed ee meelaha ay joogaan intay iskaga soo baxayaan deegaanadaasi.

Sida ay wararka ku helayso laanta af-Somaliga ee BBCda ayaa lagu sheegay in safarada maraykanku sidoo kale uga digayso muwaadiinta reer galbeedku inay u safraan Somaliland.

Baaqan safarada maraykanku ku leedahay dalka Kenya au kus heegayso inan muwaadiinteedu u safrin amaba ka shaqayn gudaha Somaliland ayaa imanaya maalmo kadib markii dawlada Britian ay ugu baaqday dhamaan muwaadininteeda ku sugan deegaanada maamulka Somaliland inay sida ugu dhaqsahah badan uga soo baxaan.


Xafiiska Shabakada Lafweyne.com
Nairobi,kenya
Lafweyne@live.com

Ciyaarta Jaandheer ee G. Sool .(Dhegeyso)_Soo Rogo.

0:00
Part 2
0:00
Contact us @: admin@lafweyne.com // lafweyne@gmail.com/ Web  Login webmaster

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


You must be logged in to post a comment.

Baaq-Nabadeed Nabadayntii Taleex Oo Meel Fiican Maraysa (Daawo)
- Nov 20, 2014
  [caption id="attachment_24543" align="alignleft" width="276"] Khadar Cali Jaamac[/caption] "Taleex oo calaadi dhextaalo cidna wax u tarimayso, ...
20141119635519867368823131Panel_01 Akhri warmurtiyeedkii kasoo baxay shirkii COPENHAGEN ee Hiigsiga Cusub.
- Nov 20, 2014
Shirkii looga hadlayay Hiigsiga Cusub ee Somalia oo lagu qabtay magaalada Copenhagen ee Denmark ...
Madaxweyne-Shariif-Xasan Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay madaxwaynaha mamulka Koonfur Galbeed Somalia
- Nov 20, 2014
Qaramada Midoobay, Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU) iyo Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ...
max-denmark Shirka Higsiga Cusub ee Somalia oo Copenhagen ka furmay
- Nov 20, 2014
Waxaa maanta ka furmay Magaalada Copenhagen ee dalka Denmark Shirkii hiigsiga cusub ee somalia ...
UN The UN gave millions to Somalia. Where did it go?
- Nov 20, 2014
By George Russell Thursday, November 20, 2014 [caption id="attachment_24555" align="alignleft" width="300"] U.N. Secretary General Ban Ki-moon, ...
Eng_Canshuur Minnesota man who returned to rebuild Somalia killed in Mogadishu.
- Nov 19, 2014
A Brooklyn Park man who returned to his native Somalia to rebuild his homeland's ...
??????????????????????????????? Wafti heer wasiiro ah iyo Gudoomiye xigaanka Baarlamaanka Puntland Oo Booqasho ku tagey Boocame Iyagoo Xadhig ka Furay Xarunta Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska
- Nov 18, 2014
  Wasiirro ka tirsan dowladda Puntland ayaa booqasho ku tagay degmada Boocame ee gobolka Sool, ...
624x297xMadaxweyne-Xasan-oo-la-sheegay-inuu-soo-magacaabayo-RW-cusub1.jpg.pagespeed.ic.hkUUtBJeph Xasan Sheekh oo ra’iisul wasaare cusub soo magacaaba haddii usan is-casilin Cabdiweli Sheekh (Dhegeyso)
- Nov 18, 2014
Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh ayaa si dhaqso ah usoo magacaabaya ra’iisul wasaare cusub haddii uusan ...
RW.MD-2-150x150 XILDHIBAANNADA BARLAMAANKA EE SHARAFTA MUDAN: ILAALIYA SARRAYNTA SHARCIGA, MAYA SARRAYNTA W.Q. Siciid Faarax.
- Nov 18, 2014
Siciid Faarax Waxaa la yiri xilligii khilaafadii Cali binu Abii Daalib, ayaa waxaa amiirku waayey ...
bu-150x150 Bulshaalow adigu oday sidi sididaada maahee dhuldhacaaga hubso! War Kursiga Xildhibaanimada ma Dhakhtar baa kuu qoray, mise dhaxal baad u heshay?!!!
- Nov 17, 2014
C/Raxman Maxamed Cali Bulshaale (C/Raxman Jeex) beryahan dambe se loo yaqaan Xildhibaan Bulshaale, wuxuu ...
cabdiweli_ Raysalwasaare Cabdiweli: “Golaha wasiiradu yeysan qayb ka noqon khilaafka”
- Nov 17, 2014
WAR MURTIYEED: RW Cabdiweli: “Xubnaha Golaha Wasiirada oo ah Awooda fulinta dalka, waa iney u ...
cali-khaliif1 Falanqayn, Dhegeysi & Qoraal Khudbadii Dr. Cali Khaliif, Minneapolis Nov. 16 2014
- Nov 17, 2014
Axad November 16th, 2014 1. FALANQAYN Dr. Cali Khaliif wuxuu Khudbadiisa ku sheegay in: xalayto xilli danbe ...
Hoyo's Kitchen Hoyo’s Kitchen- Fast casual Somali food..
- Nov 17, 2014
[caption id="attachment_24471" align="alignleft" width="394"] Hoyo’s Kitchen, new Somali restaurant (replacing Solay Bistro) 5786 ...
warqad_koowaad Halkaan ka Akhriso Mooshinka looga soo hor jeedo Raiisul Wasaaraha ee loo Gudbiyey Gudoonka Baarlamaanka
- Nov 17, 2014
Waxaa na soo gaarey Nuqul ka mid ah Qoraalkii Xildhibaanada Baarlamaanka ee ay u ...
Somalilandonfire-e130-225x300 Siilaanyo, Xubno wasiiro ah iyo Suldaankii Ciidagale oo maanta dhan walba u riday (Daawo)
- Nov 17, 2014
Siilaanyo ayaa maanta wado furay iyadoo barlamaankiisii khilaaf ka dhextaagan yahay, Cadami  muxuu yidhi, ...

CONTACT US

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Clogin

Maxadka Diiniga ee Degmada Xuddun

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.