Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

VOA: Faaqidaadda Toddobaadka & “Xaaladda Puntland” (Dhegayso)

Reading Time: 1 minutes

faaqidaada
Idaacadda VOA ayaa barnaamijkeedaa faaqidaada Todobaadka ee baxay maanta 04/01/2013 ku soo qaadatay xaaladda Puntland, ee sii cakirmeysa, muranka ka taagan Puntland ayaan weli xal laga gaarin, waxaana weli diidan in wada hadal la furo Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole oo hadda la soo baxay qorshe ah in 5 sano lagu doortey, Inta badan shacabka Puntland iyo nabadoonadoodu waa dhiibteen wixii la gudboonaa waxayna sheegeen in madaxweynaha lagu doortey 4 sano isla amraakana uu amaanadoodi u soo celiyo Isimada ayan weli door muuqda qaadan waxaana loo direy baaqyo kala duwan, mucaaradkuna ma lahan hadaf mideysan oo aan ka ahayn in 08 Jan 2013 la qabto doorasho.

Sahra Ciidle oo ahayd weriyaha barnaamijkan daadihinayey ayaa sheegtey in ay xiriir la sameeyeen Xukuumadda Dr.Faroole laakiin qaarkood waa ka cudur-daateen in ay barnaamijka ka qaybgalaan, halka qaar kalena aysan ka jawaabeyn telefoonadooda.

Tan iyo markii Madaxweyne Faroole beddalay qaabka damaciisu ku hirgalayo isla markaana yiri”..Wax naloo kordhiyey ma jirto ee 5 sano ayaa nala ku dooretey..” ayaa in badan oo kamid ah xukuumadiisa weji gabax ku noqotey qorshaha cusub ee Madaxweynuhu la soo baxay isla markaana ay ku adkaatey in ay difaacaan dooda cusub ee Madaxweynaha ee ah 5 sano ayaa nala ku doortey

Barnaamikan waxaa ka qaybqaadanaya aqoonyahanada kala ah:
Maxamed Cali Yusuf gaagaab 8Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland iyo
Ismaaciil Adam Diiriye Agaasimihii hore ee hay’adda daryeelka bulshada

Sidoo kale barnaamijka waxaa qayb ka ah mid kamid ah isimada Puntland Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali.

Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland

Ahmed Sulieman - Beautiful Dua. Sheikh-AbdulRahman-Al-Sudais-Dua-khatam-Al-Quran-2014-1435: Abwaan: Sugaal Cabdulle Cumar: War miyadnaan Arkayn? ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ ______________________________________________________________________________ Contact us @: admin@lafweyne.com // lafweyne@gmail.com/ ______________________________________________________________________________ webmaster CONTACT US:

Comments or questions are welcome. Defamatory, abusive, obscene, foul, vulgar, hateful or otherwise baseless personal attacks are not allowed. If you violate this policy, your comment will be removed and your account may be banned.

* indicates required field

Powered by Fast Secure Contact Form

Share

Halkani Hoose Ka Dhiibo Fikradaada (0)


You must be logged in to post a comment.

Duflet Kaduudiye Oo Kurbo Ku Haya Soomaalida.
- Jun 18, 2016
Iyadoo Dhawaanahaan uu Qaybo ka mid ah Somalia oo ay ku jirto Muqdisho uu ...
SaedAli Qisooyinka Quraanka (13) – Nabi Yusuf iyo walaalihiis-~ Sheikh Ali (Video)
- Jun 18, 2016
Qisada nabi Yusuf iyo walaalihii waa qiso ka mida qisooyinka cajiibka ah ee uu ...
pilgrim-at-mosque-wp-cc-ali-mansuri Fadliga Salaada Taraawiixda
- Jun 18, 2016
Fadliga salaada taraawiixda: Sidaan ogsoonahay bisha ramadaan waxaa ka mid ah shicaa'irteeda tukashada salaada taraawiixda, ...
Jaamacada Kulan dhexmaray maamulka Jaamacada bariga African ee Buuhoodle & Qaar ka mida Qurba Joogta G/Cayn (Video)
- Jun 17, 2016
Shir balaadhan ayaa ka dhacay xarunta jaamacadda bariga afrika ee buuhoodle habeenamadii khamiista 16/06/2016 ...
Orland_masaccre Faaqidaadda: Saameynta Weerarkii Orlando ee Muslimiinta (VOA)
- Jun 17, 2016
Weerarkii lagu qaaday baar lagu caweeyo oo ku yaalla magaalada Orlando ee gobolka Florida ...
Cali-Xaaji Siyaasi Cali Xaji Warsame oo ka hadlay hankiisa siyaasadeed iyo Doorashooyinka 2016. (Dhegeyso)
- Jun 17, 2016
Siyaasi Dr. Cali Xaaji Warsame  ayaa waraysi uu bixiyay waxaa uu ka hadlay arrimaha ...
Doorasho2014-300x168 Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamud oo Magacaabay Guddiga Doorashooyinka 2016ka
- Jun 17, 2016
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista ...
House Speaker Paul Ryan Paul Ryan Lies to O’Reilly: Says He Passed Bill to Pause Somali Refugee Program
- Jun 17, 2016
In a Wednesday interview with Fox News’s Bill O’Reilly, House Speaker Paul Ryan made ...
Agoonta Ciidsiinta Agoonta (Video)
- Jun 17, 2016

baaq-nabadeed-300x200 Qurbajoogta iyo Waxgaradka beesha Cabdi Garaad{Qayaad} oo Baaq nabadeed u diraya beelaha walaala ah.
- Jun 17, 2016
Anagoo ah aqoonyahanka iyo waxgaradka Qurbo Joogta ee ka soo jeeda beesha Cabdi Garaad ...
tacsi7 Tacsi: Kusocota Qoyskii AHUN marxuum Xasan Axmed Ciise..
- Jun 17, 2016
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun- Waxaa ilaahay uga baryaayaa naxaariis iyo denbi dhaaf inuu ...
Hearingaid Dugsiga Dhagoolayaasha ee Laascaanood (Video)
- Jun 16, 2016
Schoolka dhegoolayaasha ee degmadda Laascaanood oo ardayi ka qalinjebisey iyo culimadda gobolka oo ka ...
Baaq-Nabadeed-11-1024x640-300x188 Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamud Baaq Nabadeed u Diray Walaalaha Dharkayn Geenyo (Dhegeyso)
- Jun 16, 2016
Eng. Mohamoud Axmed Hassan oo ku hadlaya  magaca garaad Saleebaan garaad Maxamed garaad Maxamoud ...
Aas2_n Marxuum Xasan Axmed Ciise oo maanta lagu Aasay magaalada London..
- Jun 15, 2016
Waxaa maanta oo Arbaco 15/6/2016 lagu aasay magaalada London Alle ha u naxaristee marxuum ...
Tacsi2 Tacsi: Kusocota Qoyskii AHUN marxuum Xasan Axmed Ciise..
- Jun 15, 2016
Inna lillah wa inaa ileyhu Raajucuun Anigoo ah Ibraahim Muuse Ciise kuna hadlaya magaca reer ...

Maxadka Diiniga ee Degmada Xuddun

Soo dhoweyntii London Wasiirka Arrimaha Gudaha PL Axmed Karaash 2015 Salaada: Prof. Galayr- Toga Eerigoo 2014. Khaatumo~Galmudug Odoyaal & Cuqaal ku baaqay in laga qayb qaato dhismaha schoolka Farsamada gacanta ee degmadda Xuddun: xud-1-14-300x2251-300x225 XAFLADDA CASHO SHARAF BOQOR BURHAAN BEESHA DHULBAHANTE MN . Soodhoweyntii Boqor Burhan ee Beesha Siciid Harti, Minnesota,USA.----------------------- BoqorBurhan52 Gudd. Yusuf Shirtag oo ka hadlay wax badan oo Cali Khaliif u kaydsan (Dhegeyso) gudd